
Sawirro: Tirinta codadka doorashada guSawirro: Tirinta codadka doorashada guud ee UKud ee UK
Sawirro: Tirinta codadka doorashada guSawirro: Tirinta codadka doorashada guud ee UKud ee UK
Lahaanshaha sawirkaED SYKES/REUTERS
Image captionGuud ahaan dalka UK , waraqaha codadka lagu dhiibtay ayaa la isugu geeyay goobaha loogu talagalay tirinta codadka
Lahaanshaha sawirkaDANNY LAWSON/PA
Image captionTirinta codadka ayaa socon doonto ilaa subaxa Jimcaha
Lahaanshaha sawirkaDAVE THOMPSON/GETTY IMAGES
Image captionIn ka badan 2,700 qof ayaa u tarmaysa kuraasta England iyadoo guu ahaan xildhibaanada dalka UK ay gaarayaan 650
Lahaanshaha sawirkaJEFF OVERS/BBC
Image captionMarkii ay codbixintu dhammaatay ayaa waxaa soo baxday qiyaas ay sameysay BBC-da oo sheegeysa in xibsiga Muxaafidka uu heli doono 314 xildhibaan halka xisbiga Shaqaalahana uu heli doono 266.
Lahaanshaha sawirkaJACK TAYLOR/GETTY IMAGES
Image captionTirinta codadka doorashada ee deegaanka Finsbury habeenimadii Khamiista
Lahaanshaha sawirkaANDREW MILLIGAN/PA
Image captionShaqaalaha doorashada oo ku tirinaya codadkii ay dadka ka dhiibteen Glasgow.
Lahaanshaha sawirkaKEVIN COOMBS/REUTERS
Image captionWakiilada axsaabta oo daawanaya tirinta codadka deegaanka Hastings.
Lahaanshaha sawirkaPAUL FAITH/AFP
Image captionGuud ahaan 109 musharrixiin ayaa u tartamaysa kuraasta Waqooyiga Ireland oo 1.2 milyan qof ay xaq u lahaayeen inay u codeeyaan.
Lahaanshaha sawirkaANTHONY DEVLIN/GETTY IMAGES
Image captionMasuuliyiinta tirinaya codadka doorashada deegaannada Boston iyo Skegness oo sugaya santuukhyada ay ku jiraan waraaqaha codbixinta oo lagasoo daabulaya koobaha kala duwan ee lagu codeeyay
Lahaanshaha sawirkaLEGAKIS/REX/SHUTTERSTOCK
Image captionWakiil ka tirsan xisbiga Shaqaalaha oo dusha kala socdo tirinta codadka deegaanka Swansea ee Wales
Halkan ka daawo sawirrada tirinta codadka iyo natiijooyinka hor u dhaca ah ee ka soo baxaya doorashada guud ee UK










All photographs are copyrighted.
Sawirro: Tirinta codadka doorashada guSawirro: Tirinta codadka doorashada guud ee UKud ee UK
Sawirro: Tirinta codadka doorashada guSawirro: Tirinta codadka doorashada guud ee UKud ee UK