Daawo;Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada JSL ayaa kulan balaadhan u furay Agaasimeyaasha Dawlada

0
Tuesday August 08, 2017 - 19:36:56 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo;Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada JSL ayaa kulan balaadhan u furay Agaasimeyaasha Dawlada

    Mudan Sharmake Geelle ayaa u furay kulan balaadhan Agaasimeyaasha Wasaarada Dalka iyo Laamaha kale ee dawliga ah kaaso lagaga arinsanayay sidii loo dardar galin lahaa Barnaamijka Madax taabashada shaqaalaha ee Hay'addu dhawaan bilowday sidoo kal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudan Sharmake Geelle ayaa u furay kulan balaadhan Agaasimeyaasha Wasaarada Dalka iyo Laamaha kale ee dawliga ah kaaso lagaga arinsanayay sidii loo dardar galin lahaa Barnaamijka Madax taabashada shaqaalaha ee Hay'addu dhawaan bilowday sidoo kalena loo ogaan lahaa khibrada iyo aqoonta shaqaalaha Kulankan oo ahaa mid balaadhan ayaa sidoo kale looga doodayay baahiyaha ku gadaaman shaqaale waynaha Dawlada
Maaha markii ugu horaysay ee Gudoomiyaha hay’adu ku dhiirado Dardarinta iyo Ka war haynta shaqaalaha, waxaa hore u jiray barnaamijyo badan oo intii uu xilka hayay sameeyay