Koox Wariyayaal Ah Oo U Shaqeeya Warbaahinta Dawladda Oo Muqdisho Socdaal Ku Tagaya iyo Xaqiiqda Ka Dambaysay

0
Monday September 11, 2017 - 16:49:25 in by Burco Office
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koox Wariyayaal Ah Oo U Shaqeeya Warbaahinta Dawladda Oo Muqdisho Socdaal Ku Tagaya iyo Xaqiiqda Ka Dambaysay

    Koox Wariyayaal Ah Oo U Shaqeeya Warbaahinta Dawladda Oo Muqdisho Socdaal Ku Tagaya iyo Xaqiiqda Ka Dambaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koox Wariyayaal Ah Oo U Shaqeeya Warbaahinta Dawladda Oo Muqdisho Socdaal Ku Tagaya iyo Xaqiiqda Ka Dambaysay warbaahinta dawladda Somaliland ayaa la filayaa inay todobaadka soo socda u safraan magaalada Muqdisho iyagoo koox ah. kooxdan wariyayaasha ah ayaa la sheegay inay magaalada Hargeysa ka waayeen Vise Caafimaad iyo mid waxbarasho. Islamarkaana ay xukumaddu tahli kari wayday in ay ka caawiso baahiyahooda aas aasiga ah taas oo sababtay in ay door bidaan tagista Muqdisho si ay uga caawiyaan Madaxda iyo hoggaanka dawladda federaalka ah ee Soomaaliya . Warbaahinta u shaqaysaa dawladda Somaliland ayaa ah mashiinka baahiya horumarka ay xukumaddu sheegato . Waxaanay u shaqeeyan Xukumadda aaney helin kaalmo Caafimaad. Waxbarsho iyo tobabar toona waxaanay u muuqdan kuwa ka rajo dhigay Xukumadda Madaxweyne Silaanyo. Wariye Siciif Faarax Muuse oo ka mid ah wariyayaasha u safraya Muqdisho ayaanu wax ka waydiinay sababta ku kalliftay inay Xamar tagaan iyagoo muwaadiniin dawladda u shaqeeya ah waxaana uu yidhi:
"Hore waxaa loo yidhi nin buka boqol u tali xaladayda caafimaad ayaa noqotay mid dhakhtar dibaded u baahan muddo badan ayan ka dhur sugayay in an vise ka helo qunsuliyada turkiga ee hargaysa kamana helin sababtuna waa wasaaradeena arrimaha dibedda oo qofkay dan ka leeyihin oo qudha u dalbata visaha, anigoo shaqaale dawladeed ah oo xaalad caafimaad u tagi laahana shaqale wasaaraddu tixgalin imay sin iyado maalin kasta dad gaar u ah u dalabta anna sifo sharciyan muqdisho utegaya una donanaya Vise caafimaad safaaradda turkiga ee xamar kol haday dawladaydi an shaqalaha u aha i dalbi wayday indhaha iga lalisayā€¯.