Daawo; Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Deegaanka Hagoori Oo Soo Bandhigay Taageerada Ay U Ahayaan Xisiga Isbedal Doonka Ah Ee Wadani

0
Saturday September 30, 2017 - 18:35:14 in by Burco Office
  • Visits: 738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo; Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Deegaanka Hagoori Oo Soo Bandhigay Taageerada Ay U Ahayaan Xisiga Isbedal Doonka Ah Ee Wadani

    Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Deegaanka Hagoori Oo Soo Bandhigay Taageerada Ay U Ahayaan Xisiga Isbedal Doonka Ah Ee Wadani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Deegaanka Hagoori Oo Soo Bandhigay Taageerada Ay U Ahayaan Xisiga Isbedal Doonka Ah Ee Wadani Taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee wadani ee deegaanada yagoori samakaab daarasalaam kusoobandhiay shaaracyada waawayn ee deegaanadaasi taageerihii ugu tiraada badnaa ee xisbiga wadani yaga oo kudhawaaqaya kalmado ay kumuujinayaan taageeraha ay uhayaan xisbiga isbedel doonka ah ee wadani ayaa waxay lug kudhexmareen wadooyinka waawayn ee deegaanadaasi. sidookle waxaa kadhacay deegaanadaasi munaasibado balaadhan oo ay qabsadeen taageerayaashaasi halkani waa degmada yagoori gobolka sool waxaa munaasibad balaadhan soo abaaabulay ururka haween waynaha degmada yagoori ee himilo oo sibuuxda ugu biiray una taageeray xisbiga wadani yaga oo kaashanaya garabka haweenka xisbiga wadani ee degmada yaoori wxaana munaasibadaasi kalaqaybgalay haweenkaasi gudoomiyha gobolka sool ee xisbiga wadani maaerkii hore ee degmada laascaanood cismaan saleebaan masuuliyiin dhawaan kusoobiiray xisbiga wadani oo kasoodigarogtay xisbiga ucid madaxa xisbiga wadani ee degmada yagoori iyo taageerayaashi abid ugu badnaa ee degmada yagoori oo goobtaasi joogay shacabkan iyo taageeraha wadani ee degmada yagoori ayaa beeniyay warar shalay lagasooduubay demada yagoori oo lagutaageeray xisbiga kumiye yaga oo sheegay in shacabkii shalay laduubay ay ahaayeen dad laga sooraray magaalada laascaanood islamarkaasina lagu sheegay reer yagoori