Xaakim Cabdiqawi oo mar kale loo doortay golaha garsoorka Maxkamadda HAUGE

0
Friday November 10, 2017 - 09:53:28 in by salman abdi
  • Visits: 644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaakim Cabdiqawi oo mar kale loo doortay golaha garsoorka Maxkamadda HAUGE

    Warar goor dhowayd naga soo gaadhay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa sheegaya in xaakimka Soomaaliyeed ee Cabdulqawi Axmed Yuusuf mar kale dib loo doortay inuu garsoore ka ahaado maxkamadda caalamiga ah ee garsoorka ee fahdigeedu yahay maga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar goor dhowayd naga soo gaadhay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa sheegaya in xaakimka Soomaaliyeed ee Cabdulqawi Axmed Yuusuf mar kale dib loo doortay inuu garsoore ka ahaado maxkamadda caalamiga ah ee garsoorka ee fahdigeedu yahay magaalada .


Garsoore Cabdulqawi ayaa  garsoore kasoo ahaa sagaalkii sano ee lasoo dhaafay, waxaana mar kale dib loogu doortay inuu ka mid noqdo 15-ka garsoore ee maxkamaddaasi sida ay VOA u xaqiijiyeen saraakiil Soomaali ah oo ku sugan New York.

Cabdulqawi ayaa ka mid ahaa shan garsoore oo maanta uucod u qaaday Golaha Guud ee Qaramada Midobay ee magaalada New York.