Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Tan Iyo Intii La Doortay Bud-Dhig U Noqday Khilaaf Saldheeraday Iyo Bulshada Burco Oo Khaatiyaan Ka Taagan.

0
Sunday December 03, 2017 - 18:04:20 in by Burco Office
  • Visits: 757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Tan Iyo Intii La Doortay Bud-Dhig U Noqday Khilaaf Saldheeraday Iyo Bulshada Burco Oo Khaatiyaan Ka Taagan.

    Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Tan Iyo Intii La Doortay Bud-Dhig U Noqday Khilaaf Saldheeraday Iyo Bulshada Burco Oo Khaatiyaan Ka Taagan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Tan Iyo Intii La Doortay Bud-Dhig U Noqday Khilaaf Saldheeraday Iyo Bulshada Burco Oo Khaatiyaan Ka Taagan.

Tan Iyo Intii Ay Soo Doorteen Bulshada Somaliland Xildhibanadda Golaha Deegaanka Degmooyinka Dalka Ee Loo Dareeray,Sanadkii 2012 Ayaa Waxa Magalada Burco Ahaa Mid Kaga Duwan Deegmayiinkii Mar Lala Doortay Xildhibanada,

Bulshada Burco Ayaa Ku Hungoobay Doorashada 21 Xildhibaan Ee Ay Ku Soodoorteen Sanadkii 2012 Oo U Markaasi Xildhibaanadu Usii Doorteen Maayirka Hada Hogaamiya Magalada Burco Ustaad Maxamed Muraad,Hase Yeeshe Bulshada Burco Ayaa Ku Tacab Khaasaray Xildhibanadii Ay Doorteen,

Marka Laga Soo Bilaabo Tariikhdii Ay Noqdeen Xildhibanada Golaha Deegaanka Degmada Burco Ee Hada Xilka Hayaa Ayaa La Kawsaday Khilaaf Balaadhan Lana,Dhamaysatay Sida Ay U Muqato Khilafkaasi Oo U Diiday In Magalada Burco Hormarto Magalooyinka Kale.

Hadaba Bulshada Burco Oo Ay Dhagahoodu Ku Batay,Khilaafka Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Soo Noqnoqday Ayaa Warbaahinta Goobo Kale Duwan Kula Hadlay Markii Ay Soo Ifbaxeen Khilafkoodi In Madaxwaynaha Hada Ka Sii Dagayaa Jagada Madaxwaynenimo U Kale Diro Xildhibanada Golaha Deegaanka Degmada Burco Tan Iyo Mudadii U Taladda Dalka Hayay,

Xildhibanada Burco Oo Khilaafkoodu U Kookooban Yahay Damaca Dhul Boobka Iyo Isku Dilka Dilaalka Dhulka Danta Guud Oo Midkoodna U Muuqan Inuu U Danaynayo Shacbigii Soo Doortay,

 

Hadaba Waxa Laga Warsugayaa Habka Iyo Hanaanka U Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Doortay U Ku Wajihi Doono Khilaafka Ragaadshay Golaha Deegaanka Degmada Burco Isla Markaana Ka Reebay Deeganadii La Faca Ahaa Ee Marka Loo Eegayo Dhanka Hormarka.