War Deg Deg Ah Taliye Ciidanka Policeka Putland Oo Ku Geeriyoday Qarax Ka Dhacay Galkaacayo.

0
Wednesday December 06, 2017 - 14:21:14 in by Burco Office
  • Visits: 506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Taliye Ciidanka Policeka Putland Oo Ku Geeriyoday Qarax Ka Dhacay Galkaacayo.

    War Deg Deg Ah Taliye Ciidanka Policeka Putland Oo Ku Geeriyoday Qarax Ka Dhacay Galkaacayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Taliye Ciidanka Policeka Putland Oo Ku Geeriyoday Qarax Ka Dhacay Galkaacayo.

Maamulka gobolka Mudug ee dowlad gobolleedka Puntland ayaa warbaahinta u sheegay in qarax loogu xiray gaarigiisa lagu dilay taliyihii saldhiga degmada Gaakacyo Cali Ibraahim CaliMagafe

Qaraxan ayaa ka dhacay Dhabarka dambe ee Waddada marta Madaxtooyada Magaalada Gaalkacyo qaybta Puntland.

Taliyaha ayaa marka uu qarxay gaarigiisa uu ku sii jeeday goobtiisa shaqo sida ay sheegeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada gobolka Mudug.

Goobta Qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamo ka tirsan Booliiska Puntland, kuwaa oo goobta ka qaaday dhaawaca sarkaal Cali Magafe, isaga oo markii danbe u geeriyooday dhaawacihii soo gaaray.

Al Shabaab ayaa Qaraxyo iyo dilal qorsheysan la eegta Saraakiisha ciidamada Booliska Puntland ee ku sugan Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo