Kaatarintii Waawaynayd Ee Xisbiga Kumiye Ee Togdheer Oo Quudaraynaya Xukumada Muuse Iyo Magaladii Burco Oo Ay Cidleeyay.

0
Friday December 08, 2017 - 17:34:16 in by salman abdi
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaatarintii Waawaynayd Ee Xisbiga Kumiye Ee Togdheer Oo Quudaraynaya Xukumada Muuse Iyo Magaladii Burco Oo Ay Cidleeyay.

    Kaatarintii Waawaynayd Ee Xisbiga Kumiye Ee Togdheer Oo Quudaraynaya Xukumada Muuse Iyo Magaladii Burco Oo Ay Cidleeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaatarintii Waawaynayd Ee Xisbiga Kumiye Ee Togdheer Oo Quudaraynaya Xukumada Muuse Iyo Magaladii Burco Oo Ay Cidleeyay.


 

Xubno Badan O oTaabacsanaa Siyaasadda Xisbiga Kulmiye,Oo Iskugu Jiray Bahdii Gardaadinaysay Olalaha Doorashada Ee Codka Lagu Raadinayay Madaxwaynaha Cusub Muuse Biixi Cabdi Iyo Ku Xigeenkiisa Saylici, Iyo Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Cidleeyay Magalada Burco,

 

Xubnahani Oo U Xamaam Gurtay Magalada Hargaysa Si Ay Uga Mid Noqdaan Xukumada U Garwadeenka Ka Noqondoono Muuse Biixi Cabdi, Oo Ay Halgan Kale U Galeen Sida Ay Ugasoo Dhex Muqdaan,

 

Dadkii Isugu Jiray Oalalayasha Iyo Tageerayasha Waawayna Ayaa Badankoodi Ku Maqan Magalada Hargaysa,Iyaga Oo Ka Dhursugayaa Inay Xukumada Iyo Dawlada Cusub Ay Ka Mid Noqdaan Iyo Goobihii Ay Ku Sugnaan Jireen Ee Magalada Burco Oo Ay Cidlayeen.

 

Tageerayashii Xisbiga Kulmiye Oo La Yaaban Cidlaynta Magalada Burco Ee Ay Buuxdhafiyeen Casimada Somaliland Ee Hargaysa Oo Fadhiyo Madaxwaynaha La Doortay Muuse Bixi Cabdi Oo Maalmlihii Udanbeeyay Ku Mashquulsan Xulida Xukumadiisa Cusub.

 

Si Kastaba Ahaate Waxa Laga Dhursugayaa Goortay Ay Kasoo Laabandonaan Magalada Hargaysa Ee Ay Ku Soo Noqondoonaan Magaladii Burco Ee Ay Ka Yaceen.