Guuguulaha Geeska Afrika: "Haddii Uu Madaxweyne Muuse Soo Celiyo Wasiiradii Hore, Kalsoonidii Shacabka Wuu Waayay"

0
Sunday December 10, 2017 - 11:30:40 in by salman abdi
  • Visits: 704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guuguulaha Geeska Afrika: "Haddii Uu Madaxweyne Muuse Soo Celiyo Wasiiradii Hore, Kalsoonidii Shacabka Wuu Waayay"

    Guuguulaha Geeska Afrika ayaa uga digay Madaxweynaha Cusub in uu dib u soo celiyo wasiiradii hore ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo lagu eedeeyo in ay dalka ka galeen musuqmaasuq baahsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guuguulaha Geeska Afrika ayaa uga digay Madaxweynaha Cusub in uu dib u soo celiyo wasiiradii hore ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo lagu eedeeyo in ay dalka ka galeen musuqmaasuq baahsan

"Madaxweynaha la doortay isaga ayuu awood distoorku u siiyay inuu soo dhiso xukuumadiisa, laakiin sidaas oo kale isagaa awood u leh inuu bilo gudahood isku gawraco oo uu saqiiriyo taageerada uu haysto iyo inuu sii xejisto kalsoonida muuqata oo uu dalka dhaqaajiyo. Haddii uu soo celiyo wasiiradii hore ee magacyada kula baxay hantida umadda boobkeeda iyo maamulxumada wuu is gawracay Muuse, haddiise uu keeno wejiyo cusub oo u dhigma kuwii Cigaal ee 1997 Muuse wuu tashaday, dalkana wuxuu ka qabaa lexjeclo.

 

 

 

Share this: