Dibadbaxayaal Madaxwayne Oo Trump ku tilmaamay Cunsuri

0
Tuesday January 16, 2018 - 09:54:35 in by salman abdi
  • Visits: 496
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibadbaxayaal Madaxwayne Oo Trump ku tilmaamay Cunsuri

    Dibadbaxayaal Madaxwayne Oo Trump ku tilmaamay Cunsuri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dibadbaxayaal Madaxwayne Oo Trump ku tilmaamay Cunsuri

Dibadbaxyo dhowr ah ayaa ka dhacay magaalooyiinka Mareykanka taasi oo looga soo horjeedo hadalo Gef ah oo ka dhan ah Haiti, El Salvador iyo wadamada qaarada African oo la sheegay in uu jeediyay madaxwayne Trump.

Dibadbaxyadani ayaa magaalooyiinka ay ka dhaceen waxaa ka mid ah New York, Los Angeles iyo West Palm Beach.

Dibadbaxayaasha magaalooyiinka New York, Los Angeles iyo West Palm Beach ayaa ku eedeeyay Mr Trump cunsurinima.

  1. Midowga Afrika oo ka dalbaday Trump inuu raali galin ka bixiyo hadal gef ah
  2. Qaar ka mid ah qisooyinka guusha ee dadka uu u gefey Trump
  3. Trump oo dafiray gef ka dhan ah dalalka muhaajiriinta ay ka soo jeedaan

Ururka midowga Afrika ayaa horey ugu baaqay madaxwayne Trump in raalligalin uu ka bixiyo hadalka la sheegay in uu ka soo yeeray.

Dowladda Nigeria ayaa dhankeeda u yeertay safiirka Mareykanka si uu sharraxaad uga bixiyo hadaladda Trump.

MadaxwayneTrump ayaa beeniyay in uu isticmaalay hadalo gef ah mar aqalka uu ka socday wadaxaajood ku saabsan socdaalka