Dagaal Ka Qarxay Deegaanka Ceelafweyn Iyo Khasaaraha Ka Dhacay Goobta + Xaaladdu Sida Ay Hada.

0
Sunday January 21, 2018 - 14:30:27 in by salman abdi
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Ka Qarxay Deegaanka Ceelafweyn Iyo Khasaaraha Ka Dhacay Goobta + Xaaladdu Sida Ay Hada.

    Dagaal Ka Qarxay Deegaanka Ceelafweyn Iyo Khasaaraha Ka Dhacay Goobta + Xaaladdu Sida Ay Hada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Ka Qarxay Deegaanka Ceelafweyn Iyo Khasaaraha Ka Dhacay Goobta + Xaaladdu Sida Ay Hada.

Beelihii Horay U dagaalami jirey deegaanada ceelafweyn iyo dararweyne ayaa dib u soo cusboonaysiiyay dagaaladii hore uga dhaxeyn jiray , wararka laga helayo dagaalka qarxay ayaaa lagu sheegay 1 qof oo dhimasho ah in kastoo Warbaahintu ay ku raad joogto xaqiiqada warka iyo sida ay wax u dhaceen haddana waxaa ilaa iyo hadda aan laga haynin faah faahin sax ah . Lama garanayo sababta uu u soo cusboonaaday dagaalkan beelaha walaalaha ah haddana waxaa hore uga dhex dhacay labada beelood dagaalo goos goos ahaa oo sababay khasaare nafeed iyo mid maalmba , xukuumaddii silaanyo ee xilkeedu dhamaaday ayaa la kulantay dagaalada beelahan u dhaxeeya, in kastoo loo direy deegaankaasi odayaal iyo madax ka tirsan golaha guurtida somaliland isla markaana dhaar iyo wacad kala dhex dhigay labadan beelood oo loo taag heli waayay. Madaxweyne Biixi ayaa shacabku ka war sugayaan sida uu u maareeyo xaaladda labada beelood oo muddo soo jiitamaysay in kastoo somaliland ay dagaal kula jirto maamulka federaalka somaliya ee puntland

Wixii Warar Ah Ee Ka Soo Kordha.