Hargeysa:Masuul Diiday Xil Dhowaan Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay iyo Sababta

0
Sunday February 25, 2018 - 14:58:06 in by salman abdi
  • Visits: 583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:Masuul Diiday Xil Dhowaan Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay iyo Sababta

    Midkamid Masuliyiintii u Danbeeyey ee Madaxweyne Muuse Bixi Magacaabay oo Diiday Xilkii loo Magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midkamid Masuliyiintii u Danbeeyey ee Madaxweyne Muuse Bixi Magacaabay oo Diiday Xilkii loo Magacaabay Agaasimihii hore ee madaxtooyada Somaliland Marwo Xaaji Gayedh oo dhawaan xilkaasi ka qaadey Madaxweyne Madaxweyne Muuse Biixi isla markaana uu u magacaabey gudoomiye ku xigeenka Haaya’dda dhawrista ayaa goor dhaweyd shaacisay in aaney xilkaasi qaban kareen .


Marwo Khadra Xaaji Geydh ayaa sheegtay in ay hawlaheeda gaarka ah qaban doonto isla markaana ay u mahad celineyso madaxweyne Muuse Biixi

Image result for khadra xaaji gaydh