Gudaha:-Banaan Bax Ay Dhigayaan Ardeyda Dhigata Iskuulada Oo Saaka Hargeysa Ka Socda Iyo Arimaha Sababta U Ah.

0
Thursday March 15, 2018 - 11:41:29 in by salman abdi
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Banaan Bax Ay Dhigayaan Ardeyda Dhigata Iskuulada Oo Saaka Hargeysa Ka Socda Iyo Arimaha Sababta U Ah.

    Gudaha:-Banaan Bax Ay Dhigayaan Ardeyda Dhigata Iskuulada Oo Saaka Hargeysa Ka Socda Iyo Arimaha Sababta U Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Banaan Bax Ay Dhigayaan Ardeyda Dhigata Iskuulada Oo Saaka Hargeysa Ka Socda Iyo Arimaha Sababta U Ah. Beer xoriyada ee magaalada Hargeysa waxaa saaka ka socda banaan

bax ay xukuumadu soo abaabushay kaas oo ay sameynayaan dhalinyaro u badan kuwa dhigta iskuulada ku yaala xaafadaha magaalada Hargeysa .


Banaan Baxan ayaa waxaa uu yahay mid lagu taageeraayo maal galinta shirkada Dp World ku sameynayso magaalada Berbera isla markaana lagaga soo hor jeedo faro galinta dawlada Somaliya .


 

 

Waxaa la filayaa in banaan baxan ay ka qeyb galaan masuulyiin ka tirsan xukuumada madaxweyne Muuse Biixi