Lionel Messi Vs Mario Gotze, Mohamed Salah Vs Lionel Mess, Riyad Mahrez Vs Radamel Falcao & Goolasha Sida Isku Midka Ah Loo Dhaliyo Kubada Cagta

0
Wednesday March 21, 2018 - 12:46:48 in by salman abdi
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lionel Messi Vs Mario Gotze, Mohamed Salah Vs Lionel Mess, Riyad Mahrez Vs Radamel Falcao & Goolasha Sida Isku Midka Ah Loo Dhaliyo Kubada Cagta

    Lionel Messi Vs Mario Gotze, Mohamed Salah Vs Lionel Mess, Riyad Mahrez Vs Radamel Falcao & Goolasha Sida Isku Midka Ah Loo Dhaliyo Kubada Cagta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lionel Messi Vs Mario Gotze, Mohamed Salah Vs Lionel Mess, Riyad Mahrez Vs Radamel Falcao & Goolasha Sida Isku Midka Ah Loo Dhaliyo Kubada Cagta

 

Garoomada kubada kubada cagta ayay maalin walba ka dhashaan goolal badan oo ay dhaliyaan xiddigo kala duwan una dhaliyaan waliba si isku mid ah marka loo fiirsado.

Kubada cagta ayaa marka si qoto dheer loogu fiirsado lagu arkaa wax yaabo isku si u dhaca waliba ay sameeyaan xiddigo kala duwan iyaga oo sameeyay wakhti kala duwan.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa goolasha sida isku midka ah looga dhaliyay garoomada kubada cagta iyo xiddigaha kala dhaliyay