War Deg Deg Ah Fanaanada Sahra Axmed Oo Iminka Hargeysa Ku Geeriyootey.

0
Wednesday April 04, 2018 - 12:17:26 in by salman abdi
  • Visits: 535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Fanaanada Sahra Axmed Oo Iminka Hargeysa Ku Geeriyootey.

    War Deg Deg Ah Fanaanada Sahra Axmed Oo Iminka Hargeysa Ku Geeriyootey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Fanaanada Sahra Axmed Oo Iminka Hargeysa Ku Geeriyootey.

Ilahay ha u naxariistee waxaa hada

ku geeriyootey cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed , oo mudooyinkii ugu danbeeyey u jiiftey xaalad caafimaad .


Dhimashada fanaanadan waxaa shabakada Afkashacabka.com u xaqiijiyey qaar ka mid ah Hawl wadeenada iyo dhakhaatiirta ka hawl gasha cisbitalka Gargaar .