Cududda Gobolka Saaxil Haday Muuse Biixi La Safatay Tolaw Ciidan Wastaaniga C/casiis Iyo Cali Xoor Xoor Xaguu Ka Tamarin‏

0
Thursday April 10, 2014 - 16:52:35 in by Super Admin
  • Visits: 1190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cududda Gobolka Saaxil Haday Muuse Biixi La Safatay Tolaw Ciidan Wastaaniga C/casiis Iyo Cali Xoor Xoor Xaguu Ka Tamarin‏

    Waxaan Halakan Maanta Ka Salaamayaa Dhamaan Dadwaynaha Gobolka Saaxil Waxan Sidoo Kale Ku Bogaadinayaa Taageerada Xooga Leh Ee Laga Dareemaayo Guud Ahaan Gobolka Saaxil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Halakan Maanta Ka Salaamayaa Dhamaan Dadwaynaha Gobolka Saaxil Waxan Sidoo Kale Ku Bogaadinayaa Taageerada Xooga Leh Ee Laga Dareemaayo Guud Ahaan Gobolka Saaxil  Taas oo Sida Wararku Sheegayaan Ay La Garab Taaganyihiin Gudoomiye Muuse Biixii Cabdi Gudoomiyaha Xisbiga Magac Ku Muxaafidka Ah ee Kulmiye Hadaba Hadaan Intaas Kaga Imaaddo Gogol Dhig Iyo Kafatan Isa Saaran Waxa Sida La Wada Ogyahay Dhawaan La Qaybsaday Ergooyinkii Xisbiga Kulmiye oo Lagu Qaybiyaya Qaab Beeleed Waxana Uu Loolan Adagi Kadhacay Sidii Loo Kala Qaadan Lahaa Tirooyinka Ergadda ee Soo Xaadir Doonta Shirwaynaha Maqaar Saarka Ah ee Xisbiga Kulmiye Hadii Uu Qabsoomo Hadaba Hadaan Kusoo Dhawaaddo Ujeedadda Maqaalkan Saaka Markii Ay Beeluhu Ku Kala Hagaageen Ergooyinka Ayaa Waxa Saami Ahaan Ugo.ay Beel Waynta Subeer Awal ee Uu Kasoo Jeeddo Gudoomiye Muuse Biixi Tiro Dhan 240/ergay Waxana Loo Qaybsaday Markii Hore Si Toliimmo Ku Jirto oo Waxa Loo Badiyaya Beelwaynta sacad muuse Balse Taas Waxa Meesha Ka Saaray Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale oo Ka Cadhaysiiyay Beesha Gobolka Saxil Taasina Waxay Keentay In Laba Meelood oo Isleeg Loo Qayabiyo Tirooyinka Ergada Waxaana Hore Ujirtay Xurgufo Dhawra oo Ay Beesha Saaxil Hore Ugu Tirinaysay Wasiir Samaale Hadaba Waxa Ay Soomaalidu Ku Maahmaahdaa Libaax Nin Ganay Iyo Nin Galaday Ba Og Taas Waxaan Ku Soo Koobayaa Taageerada Deegaanka Saaxil ee Muuse Ay Taageersayihiin Takale Waxa Iswaydiin Leh Iyaduna Talaw Hadii Ay Cududii Saaxil Muuse La Socoto waa Xagee Meesha Ay Ka Tamarin Doonaan Ciidan Wastaaniga La Sheegay In Cuqaasha Reer Saaxil Ay Cali Xoor xoor Iyo C/casiis U Xilsaareen Inay Soo Ururiyaan Waxaan Lay Tusay W/SAMAALE oo Wadadii Ismaaciil Yare Wastaanigu Ka Saaray Isna Qaaday Bal Aynu eegno Waxay Ku Dambayso Waxaanan Aad Ugu Hambalyanayaa Inay Reer Saaxil Maraan Amma Siiyaan Taageeradooda Nin Macquul.ah Intoodii La Xusbiga Ahayd waayo C/casiis Samaale Markii Layidhi Ciise Muuse Waxay Qaateen 85 Xubnood Wuxuu Yidhi Ma Geyaan Muuse Biixina Wuxuu Yidhi Sacad Iyo Ciise Nin Nin Caaro Ma Dheera ee Xaq U Qaybiya Muusena Hambalyo Ayaan Leeyahay Gudoomiye

By Sacad Cali Kaahin Raamalay Sacad Plucky
Burco Somaliland
kaahin444@hotmail.com