Wararka

Daawo Afkashacabka Tv: Xaflad qaadhan loogu ururinayey Waddada Guban ee Bariga Gobolka Saaxil oo lagu qabtay Dubai

0 Visits: 406 | Sunday April 20, 2014 - 18:51:41
Munasibaddan Qaadhanka loogu ururinayey Waddada Guban iyo Xeeb oo lagu Qabtay Hotel Bahrasataan ee Magaalada DUBAI ayay ka soo qaybgaleen Madax dhaqameed iyo Masuliyinta Jaliyadda reer Somaliland ee Waddankaasi imaraatka

Read More »

XISBIYADA MUCAARADKA, MADASHA WADATASHIGA IYO SAXAAFADDA OO AASASAYA XULUFO U DOODA XORIYATUL QAWLKA

0 Visits: 482 | Sunday April 20, 2014 - 16:26:36
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Madasha wadatashiga,ururka Suxufiyiinta Somaliland iyo Saxaafada Somaliland ayaa maanta kulan ay Hargeysa ku yeesheen ku shaaciyey Xulufo dhinacyadaasi ka tirsan oo Difaaci doonta Xuquuqda Xoritul qawlka.

Read More »

Guddomiyaha Guddiga Qabanqabada Shirweynaha Kulmiye oo shegay in Todobadka So socda Bilaabmayo Shirkii, Shegayna In Xasan Gaafadhi Xaq u leeyahay inu isa soo sharaxo

0 Visits: 246 | Sunday April 20, 2014 - 16:16:42
Guddoomiyaha Guddida Qaban-qaabada Shirwaynaha Xisbiga KULMIYE, Abuukar Xaamud Jibrii waxa uu ka hadlay ergooyinkii ka qayb gali lahaa shirka oo aan wali soo wada gadhin magaladda Hargeysa,

Read More »

Nechols Key Oo Sheegay In Labilabaayo Wajigii Labaad Ee Dagalka Ka Dhanka Ah Xarakada Al-shabab.

0 Visits: 222 | Sunday April 20, 2014 - 16:07:36
Xoghaya qaramadda midobay u qabilsan arimaha somaalida mr nichalos keyn, waxa uu shegay in dhawan labilabidoono wajigii labaad ee dagalka ka dhanka ah xarakdda al-shabaab,

Read More »

Maxaabiis ka Baxsaday Goor Dhoweyd Xabsiga Hargeysa iyo Dadweyne Waddada Marayey Oo Gacanta u geliyey Ciidanka 2 Maxbuus oo ka mid ah Maxaabista Baxsanayey

0 Visits: 243 | Sunday April 20, 2014 - 15:49:41
Saddex Maxbuus ayaa abaaro 2:30-kii duhurnimo ee Maanta ka baxsaday Xabsiga dhexe ee Caasimadda Hargaysa, kuwaasoo lagu War helay Rasaas ay adeegsadeen oo ay kaga baxeen dhismaha Xabsiga dhexe, iyadoo ay llaalada jeelkuna ay isku dayeen inay Rasaas ku joojiyaan.

Read More »

Wasiirka Beeraha JSL oo Tababar la xidhiidha Beerista Geedka Timirta u Furay Beeralayda Gobolka Saaxil

0 Visits: 328 | Sunday April 20, 2014 - 09:19:51
Wasiirku waxa uu Beeralayda ugu baaqay inay Timirta Beeraan oo ka faaidaystaan, isagoona u qaybiyey Geedo Timir ah oo Imaraatka laga keenay oo ay Hay'adda FAO ku warejisay Wasaradda Beeraha

Read More »

Xukumadda Somaliland oo Dalalka Jaarka ah Uga Digtay in la Maalgaliyo shirar ka dhan ah Somaliland

0 Visits: 350 | Sunday April 20, 2014 - 08:50:26
Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, kaasi oo u dhignaa sidan:-

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL atoo Kulamo la qaatay Odayasha iyo Waxgaradka Gebiley, Mashaariic Badana Xadhiga uga jaray Magalada Gebiley intii uu joogay

0 Visits: 218 | Sunday April 20, 2014 - 08:37:49
Wasiirka waxa uu Talooyin Dhinaca Nabadgelyada ah u soo jeediyey odayaasha Gebiley waxana uu ku booriyey inay ku fara adaygaan Amniga

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi ah u Diraya Qoyskii iyo Qarabadii iyo asxabtii uu ka Baxay Marxuum Aadan Xaaji Cabdilaahi Xashiish oo ku geeriyooday Ottawa Canada

0 Visits: 232 | Sunday April 20, 2014 - 08:27:19
Dhambaalkan Tacsida ayaa lagu sheegay Qoraal uu Warbaahinta u gudbiyey Xafiiska Afhaayenka Madaxtooyadu kaaso uu ku saxeexna Afhayeenku waxanu udhignaa Sidan:

Read More »

Gacan Ku Dhiigle Oog Ku Dilay Marxuum ay Isku Shaqo Ahaayeen oo Ciidanka Booliska ee Gobolka Saraar Gacanta ku Dhigeen iyo Taliyaha Qaybta oo ka warbixiyey

0 Visits: 423 | Sunday April 20, 2014 - 08:19:04
Dilkan ayaa la sheegay inuu geystay gacan ku dhiigle lagu Magacaabo Faarax Maxamed Cilmi, kaasi oo isaguna ka mid ahaa shaqaalaha shirkadda Laydhka siisa degmada Oog

Read More »

R-Afkashacabka: Dhegayso Beesha Subeer Awal oo Hadhimo sharafeed ay ku soo Dhoweynayso Garaad Jamac Garad ismail u samaysay iyo Madaxdhaqameed Miisaan leh oo ka hadlay

0 Visits: 283 | Sunday April 20, 2014 - 08:13:12
Beesha Subeer Awal ayaa noqonaysa Beeshii ugu horeysya ee Soo dhoweyn Noocan si gaar ah ugu samaysa Garaad Jamac Garaad ismaciil iyo weftigiisa

Read More »

G/kuxigenka Golaha Wakiilada JSL Bashe Maxmed Faarax ayaa ka hadlay Soo Dhoweyntii iyo Imanshihi Garad Jamac Garad ismacil,

0 Visits: 343 | Sunday April 20, 2014 - 07:55:30
iyo Wadahadalo kale oo xukumaddu ku doonayso inay ku soo Xero Geliso Siyasin kale oo uu ka mid yahay Cali Khaliif Galaydh

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa Qasriga Madaxtooyada Kula Kulmay Xubnahii Ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Ee Ku Biiray Xisbul xaakimka Kulmiye.

0 Visits: 214 | Sunday April 20, 2014 - 07:45:50
Waxaana Kulanka Madaxweynaha iyo Xubnahan ku soo biiray Dhex maray lagu Faahfaahiyey Warsaxaafadeed Cawa ka soo Baxay Qasriga Madaxtooyada oo uu ku Saxiixna Afhayeenka Madaxtooyadu kaasoo u dhignaa Sidan:

Read More »

Dhegayso: Ismaciil Yare oo Xasan Gaafaadhi ku taageray Murashaxnimadiisa Hoganka Kulmiye

0 Visits: 357 | Saturday April 19, 2014 - 18:22:06
isagoo Xusay inay Xisbiga ka baxayaan Haddii Xasan Gaafaadhi loo diido inu is sharaxo, isla markasna samaysanayaan Xisbi Cusub oo la yidhaa DalRays

Read More »

Dawladda Sucuudiga Oo Safiir U Soo Magacowday Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Shekh oo ka guddomay Waraqihi Safiirnimo

0 Visits: 205 | Saturday April 19, 2014 - 18:18:50
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dawladda Saudi Arabia u soo magacowday Soomaaliya.

Read More »

KULAN WACYIGALINEED BALAADHAN OO AY ISKA KAASHADEEN DAWLADA DUTCH,HAAYADA OXFOM IYO WALIBA HAAYADA WADANIGAA EE HAVOYOCO AYAA LAGU QABTAY TUULADA DHAGAX-DHEER OO KA MIDA DEEGAANADA GOBOLKA TOGDHEER + SAWIRO

0 Visits: 360 | Saturday April 19, 2014 - 18:14:22
Haayadada wadanigaa Ee Havoyoco Oo Ka Mida Haay'adaha Sida Firfircoon Uga Shaqeeya Baahiyaha Bulshada Kala Duwan Ayaa Waxa Ay Ku Soo Ban-dhigtay Tuulada Dhagax-dheer

Read More »

Xasan Gaafaadhi oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Kootada Hogaanka Sare Loogu Xidhay In Aan Lala Tartamin Sheegayna In Uu U Sharaxan Yahay Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee KULMIYE,

0 Visits: 283 | Saturday April 19, 2014 - 16:03:46
Gudoomiyihii urur siyaasadeedkii dhacay ee RAYS Md: Xasan Maxamed Cali(Gaafaadhi) ayaa maanta daaha ka fayday hankiisa Siyaasadeed ee ku aadan hogaanka sare ee Xisbiga KULMIYE,waxaana uu ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay Gudoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Xisbigaasi.

Read More »

"Anigu KHAATUMADA Somaliland Ayaan Ahay….Indha Sheelna Waa….."Xildhibaan Indho Indho

0 Visits: 346 | Saturday April 19, 2014 - 15:55:33
Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool ayaa Farriin kulul u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Warsaxaafadeed: Murashaxa Madaxweyne ku xigenka Xisbiga UCID C/rashid Xasan Matan oo xukuumadda ku dhaliilay arrimo badan

0 Visits: 242 | Saturday April 19, 2014 - 15:35:23
Musharaxa madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cabdirashbiid Xasan mataan ayaa si kulul xukuumada siiilaanyo dhaliilo kala duwan ugu soo jeediyey

Read More »

Madaxweynaha JSL oo Shahaado Sharaf uu ku maamuusay Golaha Deganka Shefield u gudbiyey Jaaliyadda reer Somaliland ee Magaalada Shefield

0 Visits: 193 | Saturday April 19, 2014 - 14:45:49
Shahada sharaf uu ku maamusay madaxwaynaha somaliland ahmed mahamed maxamuud(silaanyo) golihii degaanka shafeild ee u codeeyey ictiraafka somaliland.

Read More »