Wararka

Magaalada Muqdisho Oo Marti Gelisay Qaraxyo Lagu Hoobtay Intii Lagu Gudo Jiray Bisha Barakaysan Ee Ramadaan+Goobta Uu Ka Dhacay

0 Visits: 547 | Thursday June 22, 2017 - 16:09:50
Magaalada Muqdisho Oo Marti Gelisay Qaraxyo Lagu Hoobtay Intii Lagu Gudo Jiray Bisha Barakaysan Ee Ramadaan+Goobta Uu Ka Dhacay

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Sool Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Habeenimadii Xalay Kormeer Ku Soo Maray Suuqyada Magaalada Laascanod

0 Visits: 422 | Thursday June 22, 2017 - 16:02:43
:Badhasaabka Gobolka Sool Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Habeenimadii Xalay Kormeer Ku Soo Maray Suuqyada Magaalada Laascanod

Read More »

Daawo:Xaalad Kasoo Cusboonaatay Buuhoodle+Ciidamado Heegan La Galiyey iyo Cali Khaliif Oo Hanjabaad Loo Soo Direy.

0 Visits: 609 | Thursday June 22, 2017 - 15:58:56
:Xaalad Kasoo Cusboonaatay Buuhoodle+Ciidamado Heegan La Galiyey iyo Cali Khaliif Oo Hanjabaad Loo Soo Direy.

Read More »

Daawo:Magaalada Laascanod Oo Kaalinta Hore Ka Gashay Magaalooyinka Ugu Amniga Fiican Somaliland Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ku Guulaystay Xasilinta Nabada Gelyada Gobolka Sool.

0 Visits: 638 | Thursday June 22, 2017 - 14:20:21
Laascanod(AFKA):Magaalada Laascanod Oo Kaalinta Hore Ka Gashay Magaalooyinka Ugu Amniga Fiican Somaliland Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ku Guulaystay Xasilinta Nabada Gelyada Gobolka Sool

Read More »

Cali Khaliif Galaydh Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Puntland Oo Ka Dhan Ah Heshiiska Hargeysa Lagu Saxeexday

0 Visits: 493 | Thursday June 22, 2017 - 14:17:18
Hargeysa(AFKA):-Prof,Cali Khaliif Galaydh ayaa si aad ah u dhaliilay madaxweynaha Puntland isaga oo sheegay in aanay waxba ka dhaxayn maamulka Puntland.

Read More »

Saraakiisha Kastamka Maaliyada Ee Lawyacado Oo Xidhay Gabadh Umuliso Ah Oo Ka Hawl Gasha Xanaanada Caruurta Lawyacado

0 Visits: 852 | Thursday June 22, 2017 - 14:15:47
Waxa isa soo tarya dareenka cadhada leh ee ka dhashay xadhig lagu tilmaamay xad-gudub oo ay ciidamada Booliska ee Rugta Lawyacado u gaysteen gabadh Umuliso ah oo ka hawl-gasha Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka ee Lawyacado, kadib markii ay soo eedeeyeen Saraakiisha Kastanka cashuuraha ee Lawyacado.

Read More »

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Somaliland Oo Ka Hadlay Nin Hargaysa Ku Dilay Nin Shacab Ah.

0 Visits: 565 | Thursday June 22, 2017 - 13:42:29
Burco(AFKA);Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay dil ka dhacay magaallada Hargeysa maalintii dorraad kaasi oo uuku naf waayay hal qof mid kalena dhaawac kasoo gaadhay. Dilkan oo sida xukuumaddu sheegtay uu geystay eedaysane guri ugu galay marxuum magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Muuse Weyd isla markaana…

Read More »

Deg Deg:- Abwaan Laabsalaax Oo Dhuumasho Ku tagay Moqdisho Iyo Ujeedka Safarkiisa + Sawiro

0 Visits: 603 | Wednesday June 21, 2017 - 20:34:07
Deg Deg:- Abwaan Laabsalaax Oo Dhuumasho Ku tagay Moqdisho Iyo Ujeedka Safarkiisa + Sawiro

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sool Ayaa Xilalkii U Kala Wareejiyey Taliyaysha Ciidanka Booliska Gobolka Sool

0 Visits: 546 | Wednesday June 21, 2017 - 20:26:48
:Gudoomiyaha Gobolka Sool Ayaa Xilalkii U Kala Wareejiyey Taliyaysha Ciidanka Booliska Gobolka Sool

Read More »

Daawo; KHilaaaf Xoogan Oo Ka taagnaa Deeganka Botor Ee Ay Ku yaalaan Ceelasha Magaaladani gabiley ayaa la Soo Afmeeray Waxana ka Hadlay mamaulka Gabiley , Cuqaasha Waxgaradka Salaadiinta Deegaankaasi

0 Visits: 504 | Wednesday June 21, 2017 - 19:48:07
; KHilaaaf Xoogan Oo Ka taagnaa Deeganka Botor Ee Ay Ku yaalaan Ceelasha Magaaladani gabiley ayaa la Soo Afmeeray Waxana ka Hadlay mamaulka Gabiley , Cuqaasha Waxgaradka Salaadiinta Deegaankaasi

Read More »

Daawo:Murashax Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Bulshada Somaliland U Sharaxay Qorshaha Buuga Siyaasadeed Ee Xisbiga Kulmiye Ku Hagayo Dalka Marku Gulaysto

0 Visits: 550 | Wednesday June 21, 2017 - 19:45:10
:Murashax Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Bulshada Somaliland U Sharaxay Qorshaha Buuga Siyaasadeed Ee Xisbiga Kulmiye Ku Hagayo Dalka Marku Gulaysto

Read More »

Daawo:Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal Oo Agab Ciyaared Ugu Deeqay Sadex Garoon Oo Ku Yaala Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal

0 Visits: 485 | Wednesday June 21, 2017 - 17:01:51
Boorama(AFKA);Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal Oo Agab Ciyaared Ugu Deeqay Sadex Garoon Oo Ku Yaala Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Shaaciyay Inuu Baabinayo Kamaam Iyo Xafadaha Qoxoontiga Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 568 | Wednesday June 21, 2017 - 15:30:58
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Shaaciyay Inuu Baabinayo Kamaam Iyo Xafadaha Qoxoontiga Ee Gobolka Togdheer

Read More »

Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ka Hadlay Heshiiska Dhexmaray Dawlada Somaliland Iyo Khaatumo

0 Visits: 627 | Wednesday June 21, 2017 - 14:27:53
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka Burco, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo, ku bogaadiyay heshiiskii Sabtidii toddobaadkan ay wadagaleen dawladda Somaliland iyo maamulka Khaatumo ee uu Hoggaamiyo Prof. Cali Khaliif Galaydh.

Read More »

DP World Oo Hor Istaagtay Qalab Uu Wasiirka Hawlaha Guud U Soo Dejiyey Dhismaha Wadada Ceerigaabo Iyo Nuxurka Warqad Madaxwayne Siilaanyo U Diray Maamulka Dekedda

0 Visits: 457 | Wednesday June 21, 2017 - 14:24:49
BerBera(AFKA);Sherkadda lagu wareejiyey maamulka dekedda Berbera ee DP World sida la sheegay hor istaagtay qalab ay la soo degaysay wasaaradda hawlaha guud iyo guryaynta oo loogu talo galay dhismaha wadada Ceerigaabo.

Read More »

Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Hargaysa+Sawiro

0 Visits: 880 | Wednesday June 21, 2017 - 14:09:33
Hargeysa(AFKA);Shil gaadhi oo aad u naxdin badan ayaa galabnimadii Shalay ka dhacay duleedka galbeed ee Magaalada Hargeysa.

Read More »

Markab Boqol Sanno Ka Hor Ka Qaraqmay Ciidamada Badda Ee Maraykanka Oo Imika Warkiisa La Helay

0 Visits: 544 | Wednesday June 21, 2017 - 14:04:38
Cilmibaadhayaal muddo raadinayey Markab la waayey boqol sano ka hor oo ay lahaan jireen ciidamada badda ee Maraykanka ayaa ugu dambayntii burburkiisa helay. Masuuliyiin ka tirsan

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Saaka Ku Sii Jeeda Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda

0 Visits: 418 | Wednesday June 21, 2017 - 13:58:33
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay booqasho ku tagaan Kampala ee dalka Uganda.

Read More »

Weerar Ka Dhacay Xarunta Tareenada Oo Ku Taalla Magaalada Brussels.

0 Visits: 420 | Wednesday June 21, 2017 - 13:48:35
London(AFKA);Ciidamada Amniga ayaa toogasho ku dilay nin la sheegay inuu doonayey inuu qarxiyo xarunta ugu weyn ee tareenada laga raaco caasimada dalka Belguim.

Read More »

Dawladda Ruushka Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay Diyaarad Uu Maraykanku Ka Soo Riday.

0 Visits: 590 | Wednesday June 21, 2017 - 12:23:47
Dowladda Ruushka ayaa si cadho leh uga jawaabtay diyaarad uu Maraykanmka ku soo riday koonfurta dalka Suuriya meel u dhow goobaha ay Maraykanku ka howgalaan.

Read More »