Wararka

Daawo;Gurmadkii Wasiir Cali Mareexaan Ufidiyay Gobolka Togdheer Iyo Jawaabihii Ay Ka Bixiyeen Wasiir Xaglo Toosiye Iyo Badhasaab Ramaax.

0 Visits: 424 | Friday June 09, 2017 - 13:56:28
Burco(AFKA):Gurmadkii Wasiir Cali Mareexaan Ufidiyay Gobolka Togdheer Iyo Jawaabihii Ay Ka Bixiyeen Wasiir Xaglo Toosiye Iyo Badhasaab Ramaax.

Read More »

Wasiirradii Somalia Ee Sucuudiga Tegay Oo Maamuus Hoose Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Wasiirrada Dhigooda Ah Oo Loo Diiday Inay La Kulmaan.

0 Visits: 664 | Friday June 09, 2017 - 13:46:00
Muqdisho(AFKA);-Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo isugu jira Wasiiro, Agaasimayaal iyo La Taliyeyaal ayaa shalay u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kuwaasoo ujeedka safarkooda yahay sidii dowladda Sacuudiga ay heshiisyo ula soo saxixan lahaayeen. Liiska xubnaha wafdigan oo ka kooban…

Read More »

Daawo: Wiil Yar oo Dhalinyaro ah oo Ka Soo Jeeda Gobolka Togdheer oo Kaalinta 1aad Ka Galay Tartanki Quraanka Kariimka Isago Ku Guulaystay Gaadhi.

0 Visits: 621 | Friday June 09, 2017 - 13:38:56
Hargeysa(AFKA);Wiil Yar oo Dhalinyaro ah oo Ka Soo Jeeda Gobolka Togdheer oo Kaalinta 1aad Ka Galay Tartanki Quraanka Kariimka Isago Ku Guulaystay Gaadhi

Read More »

Madaxii Hore Ee FBI-da Maraykanka Oo Sheegay Inuu Donal Trump Ka Codsaday Inuu Isaga Daacad U Ahaado.

0 Visits: 673 | Friday June 09, 2017 - 13:35:00
(AFKA-Washington)-Agaasimihii FBI-da ee shaqada laga eryey James Comey ayaa xubnaha senate-ka Mareykanka u sheegay in madaxweyne Trump uu ka doonayey inuu daacad u noqdo, islamarkaana joojiyo baadhitaanka lagu hayo xidhiidhka kaaliyayaashiisa iyo saraakiisha Ruushka.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Moqdisho Ka Sameeyey Arin Aanu Wali Hore U Sameynin +Sawiro.

0 Visits: 704 | Friday June 09, 2017 - 13:31:14
Muqdisho(AFKA);- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa uugaroonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho waraaqaha aqoonsiga kaga guddoomay Safiirka cusub ee Canada u qaabilsan Soomaaliya oo aan degenaansho ku yeelan doonin Muqdisho.

Read More »

Booliiska Australia oo sameeyay hawlgal dabo socda weerarkii wiilka Soomaaliga ah

0 Visits: 577 | Friday June 09, 2017 - 10:00:31
Booliiska Australia oo sameeyay hawlgal dabo socda weerarkii wiilka Soomaaliga ah

Read More »

Sawirro: Tirinta codadka doorashada guSawirro: Tirinta codadka doorashada guud ee UKud ee UK

0 Visits: 649 | Friday June 09, 2017 - 09:51:02
Sawirro: Tirinta codadka doorashada guSawirro: Tirinta codadka doorashada guud ee UKud ee UK

Read More »

Maxaa dhici doona haddii uusan xisbina ku guulaysanin doorashada UK?

0 Visits: 465 | Friday June 09, 2017 - 09:47:49
Maxaa dhici doona haddii uusan xisbina ku guulaysanin doorashada UK?

Read More »

Xisbiga Muxaafidka UK oo lumiyay aqlabiyadda baarlamaanka

0 Visits: 593 | Friday June 09, 2017 - 09:45:44
Xisbiga Muxaafidka UK oo lumiyay aqlabiyadda baarlamaanka

Read More »

Daawo:Samafale Coldoon Oo Xabsiga Burco Kusoo Bandhigey Nin Mudo Badan Ku Xidhnaa, Baaq Uu Bulshada Udirey Iyo Xog-waranka Maxbuuska.

0 Visits: 557 | Thursday June 08, 2017 - 23:17:57
Burco(AFKA):Samafale Coldoon Oo Xabsiga Burco Kusoo Bandhigey Nin Mudo Badan Ku Xidhnaa, Baaq Uu Bulshada Udirey Iyo Xog-waranka Maxbuuska.

Read More »

Tartankii Quraanka Kariimka Ah Ee Uu Maal Galinayey Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Gaba Gabeeyey Masaajidka Cali Mataan+Sawiro.

0 Visits: 699 | Thursday June 08, 2017 - 22:56:34
Hargeysa(AFKA);Tartankii Quraanka Kariimka Ah Ee Uu Maal Galinayey Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Gaba Gabeeyey Masaajidka Cali Mataan

Read More »

Daawo:Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Booqday Safaarada Somaliland Ku Leedahay Wadanka Isu Taga Imaaradka Carabta.

0 Visits: 477 | Thursday June 08, 2017 - 22:50:11
Dubai(AFKA):Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Booqday Safaarada Somaliland Ku Leedahay Wadanka Isu Taga Imaaradka Carabta

Read More »

Daawo:-Dadwaynaha Ku Dhaqan Deegaanka Haleeya Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Sheekh Maxamed Cali Geedi

0 Visits: 568 | Thursday June 08, 2017 - 22:34:42
Hargeysa(AFKA):-Dadwaynaha Ku Dhaqan Deegaanka Haleeya Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Sheekh Maxamed Cali Geedi

Read More »

Daawo:Wasiiru Dawlahii Wasaarada Xanaanada Xoolaha Maamulka Putland Oo Iscasiley Iyo Waxyabaha Ku Kalifay Iscasilada.

0 Visits: 471 | Thursday June 08, 2017 - 22:26:22
Garowe(AFKA):Wasiiru Dawlahii Wasaarada Xanaanada Xoolaha Maamulka Putland Oo Iscasiley Iyo Waxyabaha Ku Kalifay Iscasilada

Read More »

Warsaxafadeed: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland aya Waxu Xil Cusub uu Magacaabay Mareeyaha Xabkaha Iyo Faleenka Somaliland

0 Visits: 538 | Thursday June 08, 2017 - 17:47:34
Hargeysa(AFKA);Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/M/XERM/249-4859/06201

Read More »

Daawo;Odayaal Iyo Waxgarad kaso jeda Deeganka Gumbur Libaax Iyo Nasiye Oo Shegay inay Ka Baxeen Xisbiga Muxaafidka Kulmiye+Sababta kentay.

0 Visits: 532 | Thursday June 08, 2017 - 16:52:58
Odayaal Iyo Waxgarad kaso jeda Deeganka Gumbur Libaax Iyo Nasiye Oo Shegay inay Ka Baxeen Xisbiga Muxaafidka Kulmiye+Sababta kentay

Read More »

Daawo;Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Boosaha Iuo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Xilkii La Wareegay.

0 Visits: 530 | Thursday June 08, 2017 - 16:30:04
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Boosaha Iuo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Xilkii La Wareegay

Read More »

Daawo:Wadamada Jabuuti Iyo Joordan Oo Hoos U Dhiigay Xidhiidhkii Ka Dhexeeyey Dalka Qadar

0 Visits: 639 | Thursday June 08, 2017 - 16:21:25
Jabuuti(AFKA):Wadamada Jabuuti Iyo Joordan Oo Hoos U Dhiigay Xidhiidhkii Ka Dhexeeyey Dalka Qadar

Read More »

Daawo:Warbixin Qiiro Badan,Weriye Coldoon Oo La Kulmay Qaar Kamida Qoysaska Caruurtoodii Uu Haysto Magafe,

0 Visits: 627 | Thursday June 08, 2017 - 16:16:25
:Warbixin Qiiro Badan,Weriye Coldoon Oo La Kulmay Qaar Kamida Qoysaska Caruurtoodii Uu Haysto Magafe,

Read More »

Daawo;9 Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xildhibanada Golaha Deeganka Saylac Oo Xabsiga Loo Taxabay Iyo Xildhibanada Oo Shegay In CidaXadhigoda Ka Danbaysay9 Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xildhibanada Golaha Deeganka Saylac Oo Xabsiga Loo Taxabay Iyo Xildhibanada Oo Shegay In CidaXadhigoda Ka Danbaysay.

0 Visits: 389 | Thursday June 08, 2017 - 16:12:39
Saylaac(AFKA);9 Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xildhibanada Golaha Deeganka Saylac Oo Xabsiga Loo Taxabay Iyo Xildhibanada Oo Shegay In CidaXadhigoda Ka Danbaysay

Read More »