Wararka

Daawo: Muj Muse Bixi Cabdi oo Gurigiisa ku Casuumay Madaxweynihi hore Somaliland Dahir Rayale

0 Visits: 997 | Wednesday February 22, 2017 - 16:20:12
Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gurigiisa qado sharaf ugu sameeyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Mud. Daahir Riyaale Kaahin

Read More »

Daawo: Shaqaaqo Dhowaan Degaanka Gunburlibaax ku dhex martay Bulshada halkaas wada Degta oo Go'aamo laga soo saaray

0 Visits: 660 | Wednesday February 22, 2017 - 16:16:39
Guddi loo xilsaaray go'aan ka gaadhista iyo ka garnaqida shaqaaqadaas ayaa go'aamo kama danbays ah ka soo saaray shaqaaqadaas halkaasna ku heshiisiyey bulshadii shaqaaqadu dhex martay

Read More »

Daawo: Iskaashatada Booyadaha Biyaha ee GURMAD oo 20 Booyadood oo biyo ah kaga qaybqaatay Gurmadka abaaraha

0 Visits: 478 | Wednesday February 22, 2017 - 16:12:42
Iskaashatada Booyadaha Gurmmad ayaa Kaalmo Biyo ah oo ay kaga qybqaadnayso Gurmadka Abaaraha u kala dirtay deegaano badan oo hoos yimaada gobolka Togdheer,

Read More »

Daawo: Naadiga akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan oo Xuska Maalinta AFKA HOOYO kaga qaybgalay Muuqaal uu ku Dalbanayo in lagu Caawiyo Buugaag

0 Visits: 655 | Wednesday February 22, 2017 - 10:49:31
Naadiga Halkaraan ayaa codsaday in buugaag loogu deeqo isago qof kasta oo jecel horumarinta afka hooyo iyo aqoonta ka dalbaday inay kusoo kaalmeeyaan buugaag u badan afsoomaali si ay Bulshadu uga faaidaysato uguna kobciso aqoonteeda iyo wax akhriska

Read More »

TOOS U DAAWO: Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub ee SOMALIYA

0 Visits: 673 | Wednesday February 22, 2017 - 10:33:15
Warbaahinta afkashacabka oo kaashanaysa Telefishanka SBC ayaa Toos idinku soo Tebinaysa Muuqaalka Tooska ah ee Xaflada Caleemo saarka Madaxweyne Farmajo WUfuud culus iyo madaxda waddamdaa afrika qaarkood ayaa soo gaadhay muqdisho

Read More »

Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Soomaaliya Oo Maanta Lagu Caleemo-saarayo Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 478 | Wednesday February 22, 2017 - 10:28:06
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Arbaca ah si rasmi ah loogu caleema saarayaa xilka Madaxweynaha dalkaasi.

Read More »

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Eedo Culus Huwiyey Guurtida, Soona Jeediyey In Distoorka Laga Tirtiro

0 Visits: 632 | Wednesday February 22, 2017 - 10:12:13
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah saraakiisha sare ee xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa sheegay inuu

Read More »

Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Xukuumadda Ugu Baaqday Inay Shuruud La'aan Xorriyadiisa Ugu Celiso Suxufi Maxamed Baashe Xasan

0 Visits: 498 | Tuesday February 21, 2017 - 21:35:10
Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka Guuleed Axmed Jaamac, ayaa si adag uga hadlay xadhiga suxufi Maxamed Baashe

Read More »

Maansada Hiil Berbera Oo Uu Tiriyay Maxamed Baashe Xaji Xasan Intaan Xabsiga Loo Taxaabin.

0 Visits: 1354 | Tuesday February 21, 2017 - 18:52:32
Maxamed Baashe Xaji Xasan oo ah abwaan/ Suxufi iyo qoraa ayaa maansadan Hiil Berbera tiriyay kahor intaan Xabsiga loo taxaabin, wuxuu kula hadlayaa hablaha rer Berbera isagoo uga digaaya

Read More »

Daawo:"Ragga Xukunka Haya Waxaan Leeyahay Waar Somaliland Ha Fool Xumaynina". Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge

0 Visits: 711 | Tuesday February 21, 2017 - 18:51:28
Wasiir ku-xigeenkii hore ee Qorshaynta Cabdikariin Axmed Mooge ayaa ugu baaqay Xubno uu sheegay inay Xukunka hayaan in aanay fool xumaynin Somaliland. Cabdikariin Axmed Mooge oo ka hadlaayay xadhiga Abwaan7Saxafi Maxamed Baashe Xaji Xasan oo xalay 11:00 Habeenimo Xabsiga loo taxaabay.

Read More »

Daawo:Munaasibada Dhalinyaro Somaliland Ku Maamuseen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe +Kuna Tilmaamen Nin Nabada Jacely

0 Visits: 481 | Tuesday February 21, 2017 - 18:22:15
Munaasibada Dhalinyaro Somaliland Ku Maamuseen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe +Kuna Tilmaamen Nin Nabada Jacely

Read More »

Daawo:Warbaxin Xiiso Badan Doorka Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Qaatay Shaqo Abuurka Dhalinyarada reer Somaliland Iyo Shaqaalaha Ugu Badan oo Xukummada Dhalinyaro Noqday

0 Visits: 426 | Tuesday February 21, 2017 - 18:21:29
Hargeysa(AFKA);Warbaxin Xiiso Badan Doorka Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Qaatay Shaqo Abuurka Dhalinyarada reer Somaliland Iyo Shaqaalaha Ugu Badan oo Xukummada Dhalinyaro Noqday

Read More »

Tirada Shaqaale Ku Mudaharaaday Maamulka Madaxweyne Donald Trump Oo Shaqada Laga Eryey.

0 Visits: 555 | Tuesday February 21, 2017 - 18:16:09
In ka badan 100 qof ayaa shaqadooda ku waayay bannaan bax ay ka qeybgaleen oo looga soo horjeeday go'aan uu gaaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Read More »

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Guure Iyo Galab Cawro Ugu JIra Sidii Somaliland Shiidaal Looga Saari Lahaa + Dadka Xoolo Dhaqada Ah Raashin Gaadhsiiyey

0 Visits: 734 | Tuesday February 21, 2017 - 18:02:29
Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale Waxa Uu Ku Hawlayahaay In Somaliland Kamid Noqota Waddamada Shiidaalada Laga Soo Saaray

Read More »

Daawo;Saxafiyiinta Gobalka Todheer Oo Xukuumada Ka Codsaday In Dib Lagu So Celiyay Xoriyadiisi Saxafi Cabdimalik Muuse Coldon Oo Xidhan Magalada hargeysa

0 Visits: 525 | Tuesday February 21, 2017 - 17:48:22
Hargeysa(AFKA);Saxafiyiinta Gobalka Todheer Oo Xukuumada Ka Codsaday In Dib Lagu So Celiyay Xoriyadiisi Saxafi Cabdimalik Muuse Coldon Oo Xidhan Magalada hargeysa

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Oo Tacsi U Diray Marxuun Cabdixakiin Axmed Maxamuud (Wahaabi)

0 Visits: 576 | Tuesday February 21, 2017 - 16:40:51
Hargeysa(AFKA);Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka, isagoo ku hadlaya magaciisa,

Read More »

Daawo;;Maamulka Gobolka Sanaag Oo Tacsi u Direy Ehelkii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Gadhasaabkii Gobolka Badhan Oo Xalay Ku Geeriyooday Hargeysa.

0 Visits: 564 | Tuesday February 21, 2017 - 16:11:02
Ceerigabo(AFKA);Maamulka Gobolka Sanaag Oo Tacsi u Direy Ehelkii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Gadhasaabkii Gobolka Badhan Oo Xalay Ku Geeriyooday Hargeysa.

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe oo Muqdisho soo gaadhay

0 Visits: 516 | Tuesday February 21, 2017 - 15:13:50
Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee dalka Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho oo muddo uusan imaanin. Sheekh Maxamed Shaakir oo ka soo ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Gobolada Dhexe, ayaa Garoonka Aadan Cadde waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin…

Read More »

Telefishanka Qaranka China Oo War Ku Tabiyay Khariirad Uu Ukala Saaray Somaliland Iyo Somaliya.

0 Visits: 956 | Tuesday February 21, 2017 - 15:05:01
Telefishanka Qaranka China Oo War Ku Tabiyay Khariirad Uu Ukala Saaray Somaliland Iyo Somaliya. Telefishanka qaranka ee China ayaa raaligelin ka bixiyay khariidad uu si gaar ah ugu muujiyay qaranimada Somaliland, isagoo ka waramayay qarax ka dhacay Axadii magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya.

Read More »

Daawo:Xisbiga UCID Oo Dacwad U Gudbiyey Gudida Doorashooyinka Somaliland Iyo Nooca Ay Tahay Dacwadaasi

0 Visits: 507 | Tuesday February 21, 2017 - 15:00:42
Xisbiga UCID Oo Dacwad U Gudbiyey Gudida Doorashooyinka Somaliland Iyo Nooca Ay Tahay Dacwadaasi

Read More »