Wararka

Daawo:Wasiir Cukuse Oo Ka Sheekeeyey Taariikhda Maalinta Ufo Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa Dhalinyarad Somaliland.

0 Visits: 524 | Monday February 20, 2017 - 15:04:46
Hargeysa(AFKA)Wasiir Cukuse Oo Ka Sheekeeyey Taariikhda Maalinta Ufo Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa Dhalinyarad Somaliland.

Read More »

Daawo:Khudbadii Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ka Soo Jeediey Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland

0 Visits: 450 | Monday February 20, 2017 - 15:01:44
Hargeysa(AFKA)Khubadii Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ka Soo Jeediey Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland

Read More »

Daawo:Xuska 35 Guuradii Ka Soo Wareegtay Maalintii Dhagax-tuurka UFO Ee Dhalinyarad Somaliland Iyo Xuska Magalada Hargeisa.

0 Visits: 557 | Monday February 20, 2017 - 14:57:39
Xuska 35 Guuradii Ka Soo Wareegtay Maalintii Dhagax-tuurka UFO Ee Dhalinyarad Somaliland Iyo Xuska Magalada Hargeisa.

Read More »

Daawo:Gudoomiye Eng Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Maalinta Xuska Dhalinyarad Somaliland Iyo Siyaasiyiin Uu Duray.

0 Visits: 468 | Monday February 20, 2017 - 14:39:22
Gudoomiye Eng Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Maalinta Xuska Dhalinyarad Somaliland Iyo Siyaasiyiin Uu Duray.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyey Xuska Dhalinyarada Somaliland.

0 Visits: 677 | Monday February 20, 2017 - 14:31:56
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyey Xuska Dhalinyarada Somaliland.

Read More »

War Deg Deg ah: Mulkiilihii iyo Agaasimihii iyo Universal TV oo Xukuumadda Somaliland Xabsiga Dhigtay

0 Visits: 542 | Monday February 20, 2017 - 11:27:53
Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay saaka xabsiga dhigtey mulkiilihii guud ee telefishanka Universal Eng Axmed Abuukar iyo agaasimahii Somaliland Maxamed Caabi Digaale

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska oo Midowga Yurub ka Dalbaday in la Aqoonsado Somaliland.

0 Visits: 601 | Monday February 20, 2017 - 11:23:15
Xildhibaan James Carver oo ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee UKIP ee dalka Ingiriiska, ayaa Sabtidii toddobaadkan, waxa uu Baarlamaanka Midowga yurub kaga hadlay in

Read More »

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE oo Dhallinyarada Somaliland ku Hambalyeeyey Xuska Munaasibadda 20-ka February

0 Visits: 541 | Monday February 20, 2017 - 11:20:56
Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynenimo ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyey go'aankii uu 20-ka bisha labaad (Fabruary) ugu aqoonsaday inay

Read More »

Dawlada Sweden oo Donald Trump ku haysata Been Cad oo uu Fagaare ka sheegay

0 Visits: 568 | Monday February 20, 2017 - 11:10:55
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa laga dalbaday in uu sharaxaad ka bixiyo sababta uu u sheegay in

Read More »

Daawo: Carwada Caalamiga Ah Ee Hubka Iyo Qalabka Dagaalka Oo Ka Furantay Magaalada Abu Dhabi

0 Visits: 512 | Monday February 20, 2017 - 11:09:03
Carwada caalamiga ah ee Hubka dagaalka noocyadiisa kala duwan lagu soo bandhigo, ayaa si rasmi ah uga furantay magaalada caasimadda Isu taga imaaratka carabta ee Abu Dhabi

Read More »

Daawp: Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisii oo Gaadhay London Sii Diirana logu So Dhoweyey Heathrow Airport

0 Visits: 565 | Monday February 20, 2017 - 10:57:55
Weftigii uu hogaaminayay Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada London

Read More »

Dawladda Djibouti oo ka hadashay Saldhiga Milleteri ee Somaliland Berbera ka siinayso Imaaratka

0 Visits: 630 | Monday February 20, 2017 - 10:56:04
Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa walaac ka muujisay halista Somaliland kaga iman karta saldhiga uu imaaraadku ka samaysanayo Berbera.

Read More »

Deg Deg Daawo:Qarax Sababay Dhimasho Iyo Dhawac Oo Ka Dhacay Magalada Muqdisho

0 Visits: 535 | Sunday February 19, 2017 - 19:34:58
Muqdisho(AFKA);Qarax Sababay Dhimasho Iyo Dhawac Oo Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Read More »

Abaaraha Ku Dhuftay Gobolada Bariga Somaliland Oo Sameeyay Habsami Socodka Waxbarasho Iyo Iskulada Ku Yaala Deeganada Miiga Ee Gobolka Togdheer Xidhmay.

0 Visits: 632 | Sunday February 19, 2017 - 18:54:28
Burco(AFKA);Abaraha Baahsan Ee Ku Dhuftay Gobolada Bariga Somaliland Gar Ahaan Gobolka Togdheer Ayaa Saamayn Togan Ku Yeeshay Ardaydii Wax Ka Baran Jirtay Iskuulada Ku Yaalay Miiga Taasi Oo U Qaxay Hadba Halkii Xolahooda Iyo Naftoodaba Ay Ku Badbaadaysay,

Read More »

Daawo;Hay'ada Camuud Foundation Oo Deq Rashina Gadhsiisay Dadka Abartu Samaysay Ee Ku Nol Deganada Hos Yimada Gobalka Sanaag.

0 Visits: 545 | Sunday February 19, 2017 - 18:47:26
Hargeysa(AFKA);Hay'ada Camuud Foundation Oo Deq Rashina Gadhsiisay Dadka Abartu Samaysay Ee Ku Nol Deganada Hos Yimada Gobalka Sanaag.

Read More »

Daawo;Dawlada Jabouti Oo Ka Damqatay Dadka Abaartu Ku Hayso Somaliland Oo Gudida Abaarahana Ku Wareejisay Gurmadkii U Horeeyay

0 Visits: 489 | Sunday February 19, 2017 - 18:41:44
Hargeysa(AFKA):Dawlada Jabouti Oo Ka Damqatay Dadka Abaartu Ku Hayso Somaliland Oo Gudida Abaarahana Ku Wareejisay Gurmadkii U Horeeyay

Read More »

Daawo;Maayirka Magaalada Boorame Oo Deeq Buugaag Ah Gaadhsiiyay Ardayda Wax Kabarata Dugsiga Dhagoolayaasha Ee Magalada Borama.

0 Visits: 628 | Sunday February 19, 2017 - 18:37:36
Boorama(AFKA);Maayirka Magaalada Boorame Oo Deeq Buugaag Ah Gaadhsiiyay Ardayda Wax Kabarata Dugsiga Dhagoolayaasha Ee Magalada Borama.

Read More »

Daawo;Shaqalaha Dekada Berbera oo Waaxyo kamida Qaateen Xuquuqdodi iyo Masuuliyiinta Dekada Oo kahadlay.

0 Visits: 734 | Sunday February 19, 2017 - 17:18:47
BerBera(AFKA);Shaqalaha Dekada Berbera oo Waaxyo kamida Qaateen Xuquuqdodi iyo Masuuliyiinta Dekada Oo kahadlay

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan gaar ah la qaatay Labo Wasiir iyo Masuuliyiin kale+Sawiro

0 Visits: 643 | Sunday February 19, 2017 - 17:11:33
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha Caddaaladda iyo Maaliyadda, waxa uuna kala hadlay hufnaanta nidaamka Maaliyadda, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo sharreynta sharciga dalka.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Deeq Rashin Iyo Biya Ah kala Wareegay Dawlada Jabuuti Oo Lagu Tala Galay Dad Abaaruhu Sameeyen

0 Visits: 801 | Sunday February 19, 2017 - 17:04:11
Safiirka Jabuuti U Fadhiya Magaalada Hargeysa Oo Madaxweyne Ku Xigeenka S/land Klae Wareegay Deeq Rashin Iyo Biya Ah Oo Lagu Tala Galay Dad Abaaruhu Sameeyen

Read More »