Wararka

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md Cadaani oo Jawaab Adag Ka Baxiyay Hadaladi Xisbiga Waddani Ka Soo Yeedhay Kana Hadlay Saldhiga Military ee Laga Hirgelinayo Berbera Waraysi Dhamaystiran.

0 Visits: 460 | Friday February 10, 2017 - 14:51:28
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md Cadaani oo Jawaab Adag Ka Baxiyay Hadaladi Xisbiga Waddani Ka Soo Yeedhay Kana Hadlay Saldhiga Military ee Laga Hirgelinayo Berbera Waraysi Dhamaystiran.

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Degaanka Burco Oo Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Ku Eedyay Inuu Kala Qaybin Ku Wado Dadka Dega Deeganka Uu Kaso Madaxweynaha Somaliland.

0 Visits: 556 | Friday February 10, 2017 - 13:56:10
Xildhibaan Lakin Xasan X.Nuur Oo Ka Mid ah Golaha Deegaanka ee Degmada Burco Oo Warbaahinta la Hadlay ayaa Sheegay in Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeyta ee Somaliland Cali Xasan Maxamed(Cali Mareexaan)

Read More »

Daawo:Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo la yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Wadanka Jarmalka

0 Visits: 450 | Friday February 10, 2017 - 13:06:45
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo la yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Wadanka Jarmalka

Read More »

FIFA Oo Soo Saartay Qiimaynta Xulalka Qaramada Aduunka Ee Bishii January Iyo Xulka Qaranka Cameroon Oo 29 Boos Sare U Soo Kacay Kadib Guushii AFCON 2017

0 Visits: 1012 | Friday February 10, 2017 - 13:02:20
Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa soo saartay qiimaynta bilaha ah ee xulalka qaramada aduunka waxaana qiimayntii

Read More »

Barcelona Oo Markii Labaad Shaacisay In Ay Rafcaan Ka Qaadanayso Ganaaxii Labada Kulan Ahaa Ee Luis Suarez Lagu Xukumay.

0 Visits: 1068 | Friday February 10, 2017 - 12:59:42
Kooxda Barcelona ayaan wali ka quusan in Luis Suarez uu helo waxa u arkaan in uu xaq u leeyahay oo ah in meesha laga saaro kaahdkii digniinta ahaa ee labaad kaas oo sabab u noqday in xidiga ree Uruguay kaadhka cas loo taagay dhamadkii kulankii Camp Nou ee Atletico Madrid ee ay Barcelona ugu soo baxday…

Read More »

Warbixin: Afarta Macalin Ee La Filayo Iney Badalka U Noqdaan Arsene Wenger Oo Lasii Qiyaasay, Miyuu Ku Jiraa Simeone?

0 Visits: 989 | Friday February 10, 2017 - 12:56:50
Arsenal ayaa durba sii calaameysatay afar tababare oo badal u noqon kara tababare Arsene Wenger hadii uu isaga tago dhamaadka xagaagan kooxda inkastoo heshiis laba sano ah miiska loo saaray. Ma jirto kalsooni badan oo ay maamulka ku qab

Read More »

Antonio Conte Oo Banaanka Soo Dhigay Sababtii Ka Dambeysay Fashilkiisa Kulamadii Ugu Horeeyay EPL-ka

0 Visits: 821 | Friday February 10, 2017 - 12:52:54
Tababare Antonio Conte ayaa shaaca ka qaaday sababtii ka dambeysay fashilkiisii bilowga horyaalka Ingiriiska, wuxuuna ku sheegay in ciyaartoydiisa ay iska indho tireen shaxdiisa isla markaana ay ku dhageen shaxdii h--e inkastoo ay gadaal ka fahmeen sida ay u wacan tahay shaxdiisa.

Read More »

Daawo:Weftii Somaliland Ee Sugnaa Dalka Ethiopia Oo Soo Laabtay Kana Hadlay Safarkii U Jeedadooda U Daarna

0 Visits: 503 | Friday February 10, 2017 - 12:47:37
Daawo:Weftii Somaliland Ee Sugnaa Dalka Ethiopia Oo Soo Laabtay Kana Hadlay Safarkii U Jeedadooda U Daarna

Read More »

Trump oo aqbalay inuu tixgeliyo aragtida Shiinuhu ka qabo Taiwan

0 Visits: 529 | Friday February 10, 2017 - 11:00:32
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa u sheegay dhiggiisa Shiinaha, Xi Jinping, in uu tixgelin doono siyaasadda dalkiisa ee "Shiine mid ah" taas oo si cad u xeeqaysa sheegashada Beijing ee Taiwan.

Read More »

Madaxweyne Max'ed Cabdullaahi Farmaajo oo dadka ugu baaqay in ay jooojiyaan dabaaldegyada.

0 Visits: 648 | Friday February 10, 2017 - 10:46:33
Muqdisho(AFKA);Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee dabaaldagyada ku soo dhoweeyay doorashadiisa inay joojiyaan isla markaana howlahooda caadiga ah qabsadaan.

Read More »

Trump oo ku guuldarraystay soo celinta xayiraaddii socdaalka.

0 Visits: 576 | Friday February 10, 2017 - 10:40:18
Maxkamadda racfaanka ee dalka Mareykanka ayaa diiday in ay ogolaaato isku daygii madaxweyne Donald Trump ee ahaa in uu soo celiyo amarkii uu dadka todobo dal oo Muslimiin ah kaga mamnuucay in ay u safraan dalka Maraykanka.

Read More »

Daawo:Warbaahinta Caalamka oo Soo Dhoweysay Madaxweynaha Cusub ee Dalka Somalia Loo Doortay ee Md Farmaajo.

0 Visits: 552 | Thursday February 09, 2017 - 21:32:16
Warbaahinta Caalamka oo Soo Dhoweysay Madaxweynaha Cusub ee Dalka Somalia Loo Doortay ee Md Farmaajo.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka Hadlay Doorashadii ka dhacday Dalka Somaliya.

0 Visits: 544 | Thursday February 09, 2017 - 19:13:01
Gudoomiyaha ahna Musharaxa Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Xusein oo ku sugan Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti ayaa ka hadlay

Read More »

War-Saxaafadeedkan oo Ka Soo Baxay Wasaarada Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga Ah ee Somaliland

0 Visits: 717 | Thursday February 09, 2017 - 19:00:14
Hargeysa(AFKA);Waxa dalka Itobiya soo gaadhay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudomiyaha ahna Musharaxa Xisbiga Taladda Dalka haya ee Kulmiye, Mudane Muuse Biixi Abd

Read More »

Shirkii u Socday Somaliland iyo khaatumo oo Maanta Jabuuti lagu soo Gabogabeeyay iyo Waxyaabaha Kasoo Baxay.

0 Visits: 789 | Thursday February 09, 2017 - 18:56:58
Shirkii uga Socday Somaliland iyo khaatumo oo Maanta Jabuuti lagu soo Gabogabeeyay iyo Waxyaabaha Kasoo Baxay.

Read More »

Daawo;Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Md Cali Mareexan oo Qado Sharaf Ku Qaabilay Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 539 | Thursday February 09, 2017 - 18:52:59
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Md Cali Mareexan oo Qado Sharaf Ku Qaabilay Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo;Xukuumada Somaliland Maxay Ka Tidhi Dorashada Somaliya Ka Dhacday?

0 Visits: 712 | Thursday February 09, 2017 - 14:32:05
Hargeysa(AFKA);Xukuumada Somaliland Maxay Ka Tidhi Dorashada Somaliya Ka Dhacday

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya.

0 Visits: 542 | Thursday February 09, 2017 - 09:05:39
Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya.

Read More »

Qoys Somaliya Oo Dib Umidoobay Ka Dib Xanibaadii Trump Ee Socdaalka.

0 Visits: 505 | Thursday February 09, 2017 - 09:04:15
Mohamed Iye oo ku sugan Aiport ka Caalamiga ah ee Minneapolis-St. Paul International Airport waxa kamuuqatay farxad balaadhan, daqiiqadihii uu ku soo dhawaynayay Airport ka Xaaskiisa iyo labo caruur ah oo uu dhalay. Mohamed Iye muuna arag reerkiisa in kabadan 2 sano.

Read More »

Daawo:Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliya Oo La Ilmeeyay Doorashada Faramaajo Iyo Duco Ay Isla Barbar Taageen+Baaqna U Diray Kooxda AL,Shabaab

0 Visits: 525 | Thursday February 09, 2017 - 08:55:20
Daawo:Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliya Oo La Ilmeeyay Doorashada Faramaajo Iyo Duco Ay Isla Barbar Taageen+Baaqna U Diray Kooxda AL,Shabaab

Read More »