Wararka

Daawo;Xoghaya Dawlada Hose Ee Burco Oo Ga'an Kaso Saray Qiimaha Ay Siayan Raga Qoda Xabalaha Ee Magalada Burco.

0 Visits: 663 | Wednesday January 11, 2017 - 18:17:03
Burco(AFKA);Xoghaya Dawlada Hose Ee Burco Oo Ga'an Kaso Saray Qiimaha Ay Siayan Raga Qoda Xabalaha Ee Magalada Burco Bulshadana Ugu Baqay Inay Bixyan Cashuur Sanadeedka

Read More »

Daawo:Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Gaadhay Gobolka Awdal Iyo Abaarta Somaliland Oo Ay Magac U Bixisay.

0 Visits: 598 | Wednesday January 11, 2017 - 16:47:08
Borama(AFKA):Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Gaadhay Gobolka Awdal Iyo Abaarta Somaliland Oo Ay Magac U Bixisay.

Read More »

Daawo;Gudida Booyadaha U Dhaamiya Caasimada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Taliska Booliska Somaliland.

0 Visits: 502 | Wednesday January 11, 2017 - 16:39:24
Hargeysa(AFKA);Gudida Booyadaha U Dhaamiya Caasimada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Taliska Booliska Somaliland.

Read More »

Daawo:Maayirka Caasimadda Oo Wax Laga Waydiiyay Sababta Ay U Taagan Tahay Waddadii Masalaha.

0 Visits: 627 | Wednesday January 11, 2017 - 16:18:39
Hargeysa(AFKA);Maayirka Caasimadda Oo Wax Laga Waydiiyay Sababta Ay U Taagan Tahay Waddadii Masalaha.

Read More »

Ugu dambeyntii Madaxweynaha ayaa ku baaqay in la texgeliyo daruufaha gaarka ah ee ka jira degaanada Galmudug

0 Visits: 505 | Wednesday January 11, 2017 - 16:13:38
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacda degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug oo horumar ku tallaabsaday mudada uu jiro sida lagu sheegay warkan oo aanu ka soo xigayn Universaltv.

Read More »

Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Hadlay Saldhiga Imaaradku Ka Dhisanaayo Berbera Iyo Walaac Itoobiya Ka Qabto Oo Uu Ka Hadlay.

0 Visits: 528 | Wednesday January 11, 2017 - 15:58:09
Daawo:Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Hadlay Saldhiga Imaaradku Ka Dhisanaayo Berbera Iyo Walaac Itoobiya Ka Qabto Oo Uu Ka Hadlay.

Read More »

Daawo;Wiir Smsam Oo Boob Cad Ugu Badhedhay Inay Dhisato Barkinka Masjidka Shacabka Hargeysa Iyo Imaamka Misjika Oo Ugadigay.

0 Visits: 655 | Wednesday January 11, 2017 - 15:36:24
Hargeysa(AFKA);Wiir Smsam Oo Boob Cad Ugu Badhedhay Inay Dhisato Barkinka Masjidka Shacabka Hargeysa Iyo Imaamka Misjika Oo Ugadigay.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qatay Golaha Deegaanka Hargaysa Iyo U Jeedooyinkii Laga Wadda Hadlay.

0 Visits: 643 | Wednesday January 11, 2017 - 15:19:46
Hargeysa(AFKA):Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qatay Golaha Deegaanka Hargaysa Iyo U Jeedooyinkii Laga Wadda Hadlay.

Read More »

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlen Kulamadii Dhex Maray Sadexda Xisbi Qaran Dadka Is Diiwaan Geliyay Oo Uu Ka Hadlay

0 Visits: 871 | Wednesday January 11, 2017 - 15:14:52
Hargeysa(AFKA);Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa ka hadlay warar ay warbaahinta qaar qoreen oo sheegaya natiijada dadkii iska diiwaan geliyey Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ee diiwaan gelintii codbixiyeyaasha ee sannadkii hore la qabtay.

Read More »

Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Dhaawacii Soo Gadhay Iyo Shaqadiisa Saamaynta Uu Ku Yeeshay.

0 Visits: 597 | Wednesday January 11, 2017 - 15:07:55
Hargeysa(AFKA);Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Dhaawacii Soo Gadhay Iyo Shaqadiisa Saamaynta Uu Ku Yeeshay.

Read More »

Museveni, oo 72 sano jir ah, waxa uu ka mid yahay madaxweynayaasha Afrika ee muddada dheer maamulka haya.

0 Visits: 528 | Wednesday January 11, 2017 - 15:02:30
Madaxweynaha dalka Ugandha, Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa curadka ah dallacsiiyay, wuxuuna ka dhigay lataliyaha gaarka ah ee madaxtooyada, ka dib isku shaandheen uu ku sameeyay ciidamada.

Read More »

Sadexda Xisbi Qaran Oo Markale Isku Af-garan Waayay Arimaha Doorashooyinka Iyo Madaxweyne SIILAANYO Oo Aqbalay Inuu Xafiiska Sii Joogo

0 Visits: 431 | Wednesday January 11, 2017 - 14:57:45
Hargeysa(AFKA);Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa wali isku mari la' in doorashaddu wakhtigeeddii dhacdo iyo in la kordhiyo, waxaana maanta warbaahinta la hadleen iyagoo waxba ku heshiin.

Read More »

Deg Deg;'' Prof Max'ed Cismaan Jawaari oo ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

0 Visits: 793 | Wednesday January 11, 2017 - 14:43:22
Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musharax.

Read More »

Deg Deg;Amaanka Muqdisho Oo Ad Lo Adkeyay Iyo Jidadka Muhiimka Ah Ee Magalada Muqdisho Oo Xidhan.

0 Visits: 739 | Wednesday January 11, 2017 - 09:50:13
Iyadoo maanta lagu wado in magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa siweyn loo adkeeyay amniga magaalada, waxaana xiran jidad muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka.

Read More »

Trump Oo Beeniyay Hadallo Ay Warbaahinta US Ku Sheegeen In Sirdoonka Ruushku Heleen Warbixinno Shakhsiyeed Oo Isaga Xidhiidh La Leh.

0 Visits: 495 | Wednesday January 11, 2017 - 09:47:19
Sirdoonka Maraykanka ayaa Warbixntan u soo bandhigay Obama iyo Trump , iyagoo jooga Aqalka Cad.

Read More »

Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashay Sida Ay U Aragto Xubinnimada Itoobiya Ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.

0 Visits: 638 | Wednesday January 11, 2017 - 09:33:17
Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashay Sida Ay U Aragto Xubinnimada Itoobiya Ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.

Read More »

Ninkii weeraray kaniisadda dadka madow oo dil lagu xukumay

0 Visits: 589 | Wednesday January 11, 2017 - 09:17:03
Nin ay ku weyntahay cadaannimada, Dylann Roof, ayaa lagu xukumay dil ka dib markii uu sagaal qof oo madow ah ku dilay kaniisad ku taalla South Carolina.

Read More »

Madaxweyne Obama oo jeediyay Khudbadiisii ugu dambeysay

0 Visits: 513 | Wednesday January 11, 2017 - 09:08:27
Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyay khudbo uu ku macsalaameeyay taageerayaashiisa.

Read More »

Wasiirka Cusub Ee Dalxiiska Oo Ka Hadlay Qorshaha Uu Ku Bilaabayo Shaqada Wasaarada

0 Visits: 687 | Tuesday January 10, 2017 - 20:14:54
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasaaradda cusub ee Dalxiiska iyo Dhaqanka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Khadar Xaaji Yuusuf, ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal lagu dajinayo xeerkii iyo shuruucdii dalxiiska iyo dalxiisayaasha oo aan hore uga jirin dalka.

Read More »

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Mohamed Calimi Ayaa Shirkada Ismaciil Export Ayaa U Xayiray Dhoofka Beeyada Gobalka Sanaag

0 Visits: 757 | Tuesday January 10, 2017 - 19:43:12
Ceerigabo(AFKA);Agaasimaha Guud Ee Degaanka Mohamed Cilmi Oo Shirkada Ismaciil Export Ayaa u Xayiray Dhoofka Beeyada Shirkadan Ismaciil Export ayaa Ahayd shirkad ganacsata Ah Oo Ka Mid Ah Shirkadaha Ka Ganacasada Beeyada gobalka Sanaag Ayaa Waxa Ay Ku Hadhay Tartan Ay La Gashay Shirkado Kale Oo Ka Ganacsatada…

Read More »