Wararka

Donald Trump Oo Xil Sare U Magacaabay Wiil Uu Sodog U Yahay iyo Dood Arintaasi Ka taagan

0 Visits: 490 | Tuesday January 10, 2017 - 10:55:15
Madaxweynaha Cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa wiil uu Sodog u yahay oo qaba gabadhiisa u magacaabay in uu noqdo la taliye sare , waxaana durba magacaabista xilkan ka dhalatay dood xoogan.

Read More »

Daawo:"Muuse Biixi Waxba Nagama Dhaxeeyaan, Balse Waxaan U Garanwaayey Arigtidiisa Ah Dalka Aan Madaxweyna Ka Noqdo" Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.

0 Visits: 651 | Tuesday January 10, 2017 - 10:41:00
Hargeysa(AFKA)Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaarid ah ee WADDANI ayaa waxaa uu ka hadley abaaraha xooggan ee dalka ka jira iyo doorashadii madaxtooyadda oo kaabiga ina soo saartey.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Ciyaaryahanka Adduunka Ugu Wanaagsan+SAWIRRO

0 Visits: 1110 | Tuesday January 10, 2017 - 10:25:28
Xidiga xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal marinta xidiga aduunka ugu fiican

Read More »

Daawo Booliiska Soomaaliyeed oo Abaalmarin Gudoonsiiyay Eeyo Tababaran oo ka hor taga Qaraxyada

0 Visits: 639 | Tuesday January 10, 2017 - 10:25:07
Dowlada Somalia iyo Laamaha Amniga booliiska Soomaaliyeed ayaa qarash fara badan ku bixiyay sidii loo tababari lahaa Eeyo ka hor taga Qaraxyada kuwaas oo uruniya gaarigii Miino lagu soo rakibo ama Qarax uu saaran yahay .

Read More »

Daawo;Hees Cusub Oo Lo Qaday Hogamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaji Xasan.

0 Visits: 710 | Monday January 09, 2017 - 22:36:39
Hargeysa(AFKA);Hees Cusub Oo Lo Qaday Hogamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaji Xasan

Read More »

Daawo:Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka SAAXIL Fariina U Diray Xisbiyada Mucaaradka Ah.

0 Visits: 593 | Monday January 09, 2017 - 21:57:28
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka SAAXIL Fariina U Diray Xisbiyada Mucaaradka Ah

Read More »

Daawo; Boqor Cismaan Buurmadow oo Ka Hadlay Xisbiyada Dalka ee Ku Muransan Dooroshada Iyo Komishanka Go'aanka Qaadan Kari La'a Xili Ay Dadki Abaar Xuni uu Dhimanayaan.

0 Visits: 489 | Monday January 09, 2017 - 20:40:43
Hargeysa(AFKA);Boqor Cismaan Buurmadow oo Ka Hadlay Xisbiyada Dalka ee Ku Muransan Dooroshada Iyo Komishanka Go'aanka Qaadan Kari La'a Xili Ay Dadki Abaar Xuni uu Dhimanayaan

Read More »

Daawo;Wasirka Wasarada Warfaafinta cadaani Oo Ka Jawabay Edaymo Uga Yimi Guddomiyaha Xisbiga Mucaradka Waddani Cabdiraxman Ciro

0 Visits: 746 | Monday January 09, 2017 - 18:18:34
Hargeysa(AFKA);Wasirka Wasarada Warfaafinta cadaani Oo Ka Jawabay Edaymo Uga Yimi Guddomiyaha Xisbiga Mucaradka Waddani Cabdiraxman Ciro

Read More »

Daawo;Hal Qof oo Haraad Iyo Gaajo Ugu Dhintay Gobolka Saraar Iyo Kumaanaan Qof Dhimasho Qarka uu Saaran.

0 Visits: 613 | Monday January 09, 2017 - 18:11:10
Caynaba(AFKA);Hal Qof oo Haraad Iyo Gaajo Ugu Dhintay Gobolka Saraar Iyo Kumaanaan Qof Dhimasho Qarka uu Saaran.

Read More »

Daawo;Siyaasi Xuseen cabdi Caydiid Ka Hadlay Xalada Abarta Dalka Ka Jirta Iso Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumada Ku Dhaliilay Inay Dorasho Isu Diyarinayan.

0 Visits: 636 | Monday January 09, 2017 - 17:59:16
Hargeysa(AFKA);Siyaasi Xuseen cabdi Caydiid Ka Hadlay Xalada Abarta Dalka Ka Jirta Iso Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumada Ku Dhaliilay Inay Dorasho Isu Diyarinayan Xilli Umaddi Reer Somaliland Gajo Iyo Harad U Dhimanayso

Read More »

Daawo;Kulan Casho Sharaf Ah Oo Ay Dhalinyarada Xukuumada Xilalka Ka Haya Ay Ku Sii Sabootiyeen Prof Samatar Oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye.

0 Visits: 531 | Monday January 09, 2017 - 17:47:57
Hargeysa(AFKA);Kulan Casho Sharaf Ah Oo Ay Dhalinyarada Xukuumada Xilalka Ka Haya Ay Ku Sii Sabootiyeen Prof Samatar Oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo Muqaal Naxdin Badan Nin Ay Qabsatay Koronto Oo Ku Dulgubanaya Tiirka Laydhka Oo Ay Naftuna Ay Ku Jirto

0 Visits: 1153 | Monday January 09, 2017 - 17:12:21
Daawo Muqaal Naxdin Badan Nin Ay Qabsatay Koronto Oo Ku Dulgubanaya Tiirka Laydhka Oo Ay Naftuna Ay Ku Jirto

Read More »

Deg Deg;Ammison Oo 25 Neef Oo Gela Ku Dishay Deeganada Konfurta Somaliya.

0 Visits: 623 | Monday January 09, 2017 - 17:02:34
Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeelada Hoose ayaa qirtay in 25 neef oo geel ah ay ciidamadoodu ku dileen gobolkaas ka dib markii maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen kolonyo ka tirsan ciidankooda.

Read More »

Daawo;Boqor Faysal Cismaan Farax Oo Ka Hadlay Xalada Abareede Gobalada Bariga ka Jirta Dalka Isago Baaqna Xukuumada Somaliland.

0 Visits: 659 | Monday January 09, 2017 - 16:32:45
Burco(AFKA);Boqor Faysal Cismaan Farax Oo Ka Hadlay Xalada Abareede Gobalada Bariga ka Jirta Dalka Isago Baaqna Xukuumada Somaliland.

Read More »

Daawo:Wasiiru Dawlaha Xanaanada Xoolaha Oo Shaca ka Qaadey Xilga Dib loobilaabayo dhofkii xoolaha

0 Visits: 603 | Monday January 09, 2017 - 15:35:46
Daawo:Wasiiru Dawlaha Xanaanada Xoolaha Oo Shaca ka Qaadey Xilga Dib loobilaabayo dhofkii xoolaha

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Shacabka La Hadlay 24-ka Saacadood Ee Socda Iyo Qodobada Horyaala

0 Visits: 526 | Monday January 09, 2017 - 15:20:55
Kadib shir uu madaxweyne Siilaanyo mawqifkiiska qabsoomidda doorashada la xidhiidha ku caddeeyey oo uu la yeeshay xubnaha guddida doorashooyinka qaranka,

Read More »

War Deg-Deg Ah:Goboladii Galbeedka Somaliland Oo Ay Ku Fiday Abaartii Iyo Baaq Deg-Deg Ah Oo Uu Soo Saaray Badhasaabka Gobolka AWDAL

0 Visits: 541 | Monday January 09, 2017 - 15:14:38
Borame(AFKA)Goboladii Galbeedka Somaliland Oo Ay Ku Fiday Abaartii Iyo Baaq Deg-Deg Ah Oo Uu Soo Saaray Badhasaabka Gobolka AWDAL

Read More »

Laacibka kooxda Leicester City iyo xulka Aljeeriya, Riyad Mahrez, ayaa ku guulaystay laacibka Afrika ee CAF

0 Visits: 611 | Monday January 09, 2017 - 12:22:36
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta ee Leicester City iyo xulka Aljeeriya, Riyad Mahrez, ayaa ku guulaystay abaalmarinta Xiriirka Kubadda Cagta Afrika CAF ee ciyaaryahanka ugu wanaagsan qaaradda.

Read More »

Falastiini gaadhi xamuula dad ku jiidhsiiyey Quddus

0 Visits: 549 | Monday January 09, 2017 - 11:26:43
Wararka ka imanaya magaalada Quddus, ayaa sheegaya in boolisku toogteen nin loo malaynayo argagixiso ka dib markii uu dad wado lugaynayay gaadhi jiidhsiiyey, halkaas oo uu ugu yaraan shan iyo toban qof ku dhaawacay.

Read More »

Maxaa lagu xasuustaa Rafsanjani Madaxweynihii hore ee Iiraan ee geeriyooday?

0 Visits: 558 | Monday January 09, 2017 - 11:05:26
Hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan, Ayatollah Khamenei, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii ugu saameynta badnaa dalkaasi, Cali Akbar Haashimi Rafsanjani, kaasi oo ku dhintay da'da 82.

Read More »