Wararka

Baarlamaanka Turkiga oo maanta ka doodaya in awoodda loo kordhiyo Erdogan

0 Visits: 628 | Monday January 09, 2017 - 10:59:24
Baarlamaanka Turkiga ayaa maanta billaabaya dood ku saabsan qorshe lagu doonayo in isbadal lagu sameeyo dastuurka dalkaas si awoodo dheeraad ah loo siiyo madaxwaynaha.

Read More »

Daawo:Warbixin Si Qota Dheer Uga Hadlaysa Abaaraha Ka Jira Gobolada Bariga Somaliland.

0 Visits: 618 | Sunday January 08, 2017 - 20:53:05
Hargeysa(AFKA):Warbixin Si Qota Dheer Uga Hadlaysa Abaaraha Ka Jira Gobolada Bariga Somaliland

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Fariin Cad Kasoo Saaray Jaamacada ADDIS UNIVERSATY Oo Shahaadooyinkay Bixiso Mad Madaw Ka Dhashay

0 Visits: 620 | Sunday January 08, 2017 - 18:47:58
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Fariin Cad Kasoo Saaray Jaamacada ADDIS UNIVERSATY Oo Shahaadooyinkay Bixiso Mad Madaw Ka Dhashay

Read More »

Daawo;Wasiir Ka Dalxiiska Iyo Dhaqanka Somaliland Oo Ka Waramay Qorshayaasha Wasaaradiisa Horyaala.

0 Visits: 524 | Sunday January 08, 2017 - 18:45:12
Hargeysa(AFKA);Wasiir Ka Dalxiiska Iyo Dhaqanka Somaliland Oo Ka Waramay Qorshayaasha Wasaaradiisa Horyaala

Read More »

Daawo;Marxuum Caaqil Cabdi Xaaji Diriye Oo Shalay Ku Geriyoday Shil Gadhi Oo Aas Qaran Lagu Sameeyay Magalada Burco.

0 Visits: 808 | Sunday January 08, 2017 - 18:37:10
Burco(AFKA);Marxuum Caaqil Cabdi Xaaji Diriye Oo Shalay Ku Geriyoday Shil Gadhi Oo Aas Qaran Lagu Sameeyay Magalada Burco

Read More »

Daawo:Wada Hadalki U Furmay Xisbiga Kulmiye Iyo Garabka Toosinta Xisbiga Wadani Oo Meel Xaasasiya Maraya Iyo Masuuliyin Ka Hadlay.

0 Visits: 475 | Sunday January 08, 2017 - 17:36:34
Hargeysa(AFKA):Wada Hadalki U Furmay Xisbiga Kulmiye Iyo Garabka Toosinta Xisbiga Wadani Oo Meel Xaasasiya Maraya Iyo Masuuliyin Ka Hadlay

Read More »

Xukuumada Oo Sixir Bararka Saameeyey Noloshi Dadka Danyarta Ahaa Ku Sifaysay Mid Ka Jira Wadamada Geeska Afrika Oo Dhan

0 Visits: 858 | Sunday January 08, 2017 - 17:20:13
Xukuumadda Somaliland, ayaa dhibaatada sicir-bararka iyo korodhka maciishadda quutal-daruuriga ah ee silica badday danyartii dalka ku tilmaantay mid gobolka Geeska Afrika oo dhan ka jirta oo saamaysay.

Read More »

Daawo;Ciidamaada Booliska Iyo Kuwa Wadooyinka Gobolka Saaxil Ayaa Maanta Hawl Gallo Ka Bilaabay Wadada Isku Xidha Magaaloyinka Berbera Iyo Degmada Shiikh.

0 Visits: 567 | Sunday January 08, 2017 - 16:38:22
BerBera(AFKA);Ciidamaada Booliska Iyo Kuwa Wadooyinka Gobolka Saaxil Ayaa Maanta Hawl Gallo Ka Bilaabay Wadada Isku Xidha Magaaloyinka Berbera Iyo Degmada Shiikh

Read More »

Daawo:Booliska Gobolka Togdheer oo Hawlo Galo Culus Ka Bilaabay Wadooyinka uu Dhaxeeya Sheikh Iyo BURCO Baaburta Xawliga Ku Socda.

0 Visits: 446 | Sunday January 08, 2017 - 16:26:58
Burco(AFKA):Booliska Gobolka Togdheer oo Hawlo Galo Culus Ka Bilaabay Wadooyinka uu Dhaxeeya Sheikh Iyo BURCO Baaburta Xawliga Ku Socda.

Read More »

Daawo:Taliyaha Guud Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Ayaa Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Qalab Casriya Oo U Ku Wareejiyey Ciidamada Xeebaha Gobolka Saaxil

0 Visits: 519 | Sunday January 08, 2017 - 16:12:52
BerBera(AFKA):Taliyaha Guud Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Ayaa Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Qalab Casriya Oo U Ku Wareejiyey Ciidamada Xeebaha Gobolka Saaxil

Read More »

"Kulmiye Wuxuu Rayaale Ku Eedayn Jiray Xukuumad Wasiiro Badan,Laakiin Maanta Waa La Arkaa In Tiradii Wasiiradu Xadka Ka Baxday".Xildhibaan Cabdiraxmaan

0 Visits: 632 | Sunday January 08, 2017 - 15:56:48
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaale Kaahin Madaxweynaha ka ahaa inay waxyaabo badan kaga wanaagsanayd Xukuumaddan, waxaanu…

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Ayaa Maanta Gaadhay Degaano Hoos Yimaada Degmada Gara,Adag Ee Gobolka Sanaag

0 Visits: 526 | Sunday January 08, 2017 - 15:54:03
Garadag(AFKA):Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Ayaa Maanta Gaadhay Degaano Hoos Yimaada Degmada Gara,Adag Ee Gobolka Sanaag

Read More »

Somaliland Oo Noqotay Goob Ay Ku Soo Hirtaan Dadka Kasoo Qaxay Syria, Kana Furteen Ganacsiyo Kala Duwan.

0 Visits: 548 | Sunday January 08, 2017 - 15:50:21
Warbinxinta ayaa ay Wariyuhu ku sheegtay in Somaliland ay ahayd 20 sano kahor goob dagaalo kasoo kabanaysa ,

Read More »

Taliska Booliska Gabiley Oo Xabsiga Dhigay Guddoomiyihii Degmada Kala-baydh Iyo Lix Caaqil.

0 Visits: 615 | Sunday January 08, 2017 - 15:42:05
Gabilay(AFKA);Ciidamada Booliska gobolka Gabiley, ayaa xabsiga u taxaabay guddoomiyihii tuulada kala-baydh oo katirsan deegaanka gobolka Gabiley oo ay weheliyaan cuqaal iyo odayaal kaso jeedaa deegaankaas,

Read More »

Daawo:Xildhibaannada Gollaha Guurtida Oo Ansixiyey Xeer La Xidhiidha Arrimaha Doorashooyinka Dalka.

0 Visits: 586 | Sunday January 08, 2017 - 15:38:35
Hargeysa(AFKA);Xildhibaanada gollaha guurtida Somaliland ayaa waxaa fadhigii ay yeesheen ku ansixiyeen xeerka doorashoyinka madaxtooyada iyo golayaasha deeganka. Xeerkan ayaa waxaa hore u soo ansixiyey xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland.

Read More »

Waftiga uu Hogaaminayo Wasiirka Qorshaynta Somaliland ee ku sugan Magaalada London ee Dalka Uk oo Xaflad soo dhawayn ah ay u sameeyeen Hablaha Reer London iyo Waliba abaal marino la gudoon siiyay.

0 Visits: 1073 | Sunday January 08, 2017 - 15:27:05
Burco(AFKA);Xaflad Balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Qaar ka mid ah Hablaha Reer Somaliland ee ku sugan Magaalada London ayaa waxa ay Soo dhawayn Mugleh ku qaabileen Wafti Miisan leh oo uu hogaaminayo wasiirka Qorshaynta Qaranka Maxamed Ibrahim Aadan Qabyo-Tire

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Tacsi uu Diray Dhamaan Shacabka Somaliland Iyo Ehaladi iyo Qaraabadi Marxuum Chief Caaqil Cabdi Xaaji Diiriye

0 Visits: 522 | Sunday January 08, 2017 - 15:23:55
Hargeysa(AFKA)Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Tacsi uu Diray Dhamaan Shacabka Somaliland Iyo Ehaladi iyo Qaraabadi Marxuum Chief Caaqil Cabdi Xaaji Diiriye

Read More »

Dhagaysiga Khudbadaha Musharaxiinta u Tartamaya Gudoonka Barlamaanka Somalia oo Muqdisho lagu soo Gaba-gabeeyay.

0 Visits: 648 | Sunday January 08, 2017 - 15:05:12
Waxaa goor-dhawayd magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay dhagaysiga khudbadaha ugu yaraan 10 musharax oo u tartamaya gudoonka golaha shacabka Soomaaliya ,iyadoo fadhigii dhagaysiga ee maanta ay ka soo qayb-galeen inta badan mudanayasha loo doortay aqalka hoose.

Read More »

Daawo"Nacasbaa Tahay Soo Hangagaaray ,Balan Aan Qaadaty Waligay Iyo Allahay Balan Aan Galay Waan Oofiyaa Dabkayguna Ma Bahtiyo"Hooyo Caruurteeda Iskuulka Laga Soo Eryey

0 Visits: 648 | Saturday January 07, 2017 - 19:38:31
Daawo"Nacasbaa Tahay Soo Hangagaaray ,Balan Aan Qaadaty Waligay Iyo Allahay Balan Aan Galay Waan Oofiyaa Dabkayguna Ma Bahtiyo"Hooyo Caruurteeda Iskuulka Laga Soo Eryey

Read More »

Daawo;'Waa Kuma halyayga Hanka Leh'Hadaba Wax kabaro Tarikhda Mufakirka So Saray barnamijkan Uhiili Halyayga Hanka Leh Abwaan Cabdiraxmaan Gaastiir Mano"

0 Visits: 905 | Saturday January 07, 2017 - 19:37:47
Burco(AFKA);Waa Kuma halyayga Hanka Leh'Hadaba Wax kabaro Tarikhda Mufakirka So Saray barnamijkan Uhiili Halyayga Hanka Leh Abwaan Cabdiraxmaan Gaastiir Mano"

Read More »