Wararka

Daawo:Xaflad Balaadhan oo Jaaliyada Reer LOndon Ku Maamustay Safiirada Cusub ee Ayan Cashuur

0 Visits: 705 | Monday December 19, 2016 - 20:31:08
London(AFKA);Xaflad Balaadhan oo Jaaliyada Reer LOndon Ku Maamustay Safiirada Cusub ee Ayan Cashuur

Read More »

Daawo;Xildhibaanada Iyo Waxgaradka Deegaan Ahaan Ka Soo Jeedo Gobolka Sanaag Oo Si Adag Uga Hadlay Abaar Daran Oo Ka Jirta Deegaankaasi,Fariina Xukuumadda U Diray.

0 Visits: 542 | Monday December 19, 2016 - 20:23:59
Hargeysa(AFKA);Xildhibaanada Iyo Waxgaradka Deegaan Ahaan Ka Soo Jeedo Gobolka Sanaag Oo Si Adag Uga Hadlay Abaar Daran Oo Ka Jirta Deegaankaasi,Fariina Xukuumadda U Diray.

Read More »

Daawo: Kulan Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawaynayo Gudoomiye Ku Xigenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Mudane Siciid Cumar Ayaa Lagu

0 Visits: 450 | Monday December 19, 2016 - 20:19:19
Hargeysa(AFKA);Kulan Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawaynayo Gudoomiye Ku Xigenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Mudane Siciid Cumar Ayaa Lagu

Read More »

Daawo;Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Tarikhda Iyo Horumarka Ay Ku Talabsatay Magalada Borama Ee Xarunta Gobalka Awdal"Wariye Mustafe Cisman Magalo

0 Visits: 738 | Monday December 19, 2016 - 18:34:37
Boorama(AFKA);Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Tarikhda Iyo Horumarka Ay Ku Talabsatay Magalada Borama Ee Xarunta Gobalka Awdal"Wariye Mustafe Cisman Magalo

Read More »

Daawo;Dawlada Hoose Burco Haamo Loogu Talo-Galay Kaydinta Qashinka Ka Gudomay Hablo Rer Somaliland ku Nool East London

0 Visits: 502 | Monday December 19, 2016 - 18:21:17
Burco(AFKA);Dawlada Hoose Burco Haamo Loogu Talo-Galay Kaydinta Qashinka Ka Gudomay Hablo Rer Somaliland ku Nool East London

Read More »

Daawo:Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Laascanod Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey Wada Hadalka U Furmay Soomliland Iyo Kooxda Khaatumo

0 Visits: 523 | Monday December 19, 2016 - 18:17:10
Laascanod(AFKA):Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Laascanod Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey Wada Hadalka U Furmay Soomliland Iyo Kooxda Khaatumo

Read More »

Daawo;Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi oo Khudbad Dhiirgelin Iyo Talo Iskugu JIrta uu Jeediyay Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Iyo Guud Ahaan Dhalinyarada Somaliland

0 Visits: 571 | Monday December 19, 2016 - 16:03:28
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi oo Khudbad Dhiirgelin Iyo Talo Iskugu JIrta uu Jeediyay Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Iyo Guud Ahaan Dhalinyarada Somaliland

Read More »

Xidhiidhka Xukuumadda JSL Iyo Beesha Caalamka Oo Halkii U Hoosaysay Maraya Iyo Madaxtooyadda Oo Ka Maarmi Wayday Inay Dib U Raacdo Dhabbihii Uu Madaxweyne Daahir Rayaale Jeexay

0 Visits: 593 | Monday December 19, 2016 - 15:50:46
Warar Madax bannaan oo Wargeyska Foore soo gaadhay ayaa tibaaxay in Madaxtooyadda Somaliland ay hadda uun Qarwaaqsatay in Xidhiidhkii Caalamiga ahaa ee ay Somaliland la lahayd Beesha

Read More »

Daawo:Qaar Ka Mid Ah Waxgaradka Iyo Cuqaasha Gobolka Awdal Oo Si Cad Uu Sheegay In Ay Tageersan Yihiin Xukumada Iyo Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 434 | Monday December 19, 2016 - 15:50:43
Boorama(AFKA):Qaar Ka Mid Ah Waxgaradka Iyo Cuqaasha Gobolka Awdal Oo Si Cad Uu Sheegay In Ay Tageersan Yihiin Xukumada Iyo Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo;Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Muhiimada Uu Xisbiga U Leeyahay Shirweynaha Dhalinyaradu.

0 Visits: 513 | Monday December 19, 2016 - 15:38:12
Hargeysa(AFKA);Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Muhiimada Uu Xisbiga U Leeyahay Shirweynaha Dhalinyaradu.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sool Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sool Oo Abaar Baahsani Ka Jirto

0 Visits: 616 | Monday December 19, 2016 - 15:20:19
Laascanood(AFKA)Wafti uu hogaaminayay gudoomiyaha gobolka Sool isla markaana ay qayb ka ahaayeen gudida abaaraha gobolka ayaa maanta kormeer ku tagay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Sool ah oo ay deegaanada ay ka jirto abaarta baahsani.

Read More »

Daaw:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ka Jawaabay Eedaymo Ay Usoo Jeediyeen Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI

0 Visits: 565 | Monday December 19, 2016 - 15:13:04
Hargeysa(AFKA)Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil "Saylici" ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo ay usoo jeediyeen masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

Read More »

Siyaasi Ku Abtirsada Godka Guul Darada , Xisbigii Uu Taageerana Guuldaro Afka Saaro Iyo Tariikh Dahsoon Oo Ku Xardhan Nolashiisa

0 Visits: 697 | Monday December 19, 2016 - 15:08:28
Siyaasiga lagu magacaabo Muj. Cali Guray waxaa uu hore u ahaa gudoomiye ku xigeenkii saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID .

Read More »

Daawo;Wariye Cabdimalik Sh.Muuse Coldon Oo Waraysi Qiimo Badan Layeshay Qoyskii Ay Ku Dhacday Dhacda Cajiibka Oo Ay Is Badelayen Cuntada Iyo Cabitaankuba.

0 Visits: 1354 | Monday December 19, 2016 - 12:35:51
Burco()AFKA;Wariye Cabdimalik Sh.Muuse Coldon Oo Waraysi Qiimo Badan Layeshay Qoyskii Ay Ku Dhacday Dhacda Cajiibka Oo Ay Is Badelayen Cuntada Iyo Cabitaankuba

Read More »

Daawo:LIVE Shirwaynihi Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Oo Galay Maalintii Labaad Iyo Boqlaal Dhalinyaro Ah Oo Soo Buux Dhaafiyey Hoolka U Ka Dhacaayo Shirkaasi

0 Visits: 604 | Monday December 19, 2016 - 09:03:59
Hargeysa(AFKA);LIVE Shirwaynihi Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Oo Galay Maalintii Labaad Iyo Boqlaal Dhalinyaro Ah Oo Soo Buux Dhaafiyey Hoolka U Ka Dhacaayo Shirkaasi

Read More »

Daawo: Culimo Ka Hashay Mucjiso Aan Hore Loo Arag Oo Ku Habsatay Qoys Deggan Magaalada Burco.

0 Visits: 755 | Monday December 19, 2016 - 07:03:53
Burc(AFKA)Qoys ku dhaqan Xaafadda Aktoobbar oo ka mid ah Xaafadaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa Mucjiso aan hore loo aragi la soo deristay, isla markaana Cuntada ay karsadaan iyo Biyaha ay shubtaanba yeelanayaan midabbo aanay hore u arag oo kala duwan, iyaga oo Biyo kasta oo ay…

Read More »

Faahfaahino ka soo baxaya Ciidamada AMISOM oo dilay lix Ruux Oo Hal Qoys Ka soo wada jeeda

0 Visits: 614 | Monday December 19, 2016 - 07:01:30
Ciidammada AMISOM ayaa lagu eedeeyey iney degaanka Ceel-wareegow ee gobolka Sh/hoose gaari ku jiirsiiyeen qoys ka koobnaa hooyo iyo 5 caruur ah shalay galab.

Read More »

Wejigii Labaad Ee Wada Hadalka Somaliland Iyo Kooxda KHAATUMO Oo Ka Furmay Magaalada Addis Abba+Sawiro

0 Visits: 616 | Monday December 19, 2016 - 06:59:50
Wada Hadaladan Ayaa Waxaa Ka Qeyb Qaadanaaya Wufuud Kala Duwan Oo Ka Kala Socota Xukuumada Somaliland Iyo Asxaabta Qaranka Iyo Xubno Ka Socda Kooxda Khaatumo Oo Dhinaca.

Read More »

Hoggaamiye Xirsi Oo Fariin U Diray Wasiirada Xilalka Haya.

0 Visits: 605 | Monday December 19, 2016 - 06:57:33
Hargeysa(AFKA)Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si cad u iftiimiyey sida Xisbiyada siyaasadda Somaliland ay ugu kala aragti duwanaan karaan siyaasadda arrimaha dibadda balse aanay ugu kala duwanaan karin danta iyo

Read More »

"Ninka Wasiiru-dawlaha Ka Ah Arrimaha Dibadda, Markii Aan Dhageystay Hadalkiisa A.B.C na Kama Yaqaano Diblomaasiyadda.".Dr.Cabdiraxmaan Cirro

0 Visits: 911 | Monday December 19, 2016 - 06:48:29
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi Cirro, ayaa jawaabo kulul ka bixiyey hadalo hanjabaado,

Read More »