Ciyaaraha

Warbixin Caalami ah oo laga Qoray 100 Ciyaartoy Ee Suuqa Kala Iibisaga Ugu Qaalisani?

0 Visits: 1220 | Thursday June 02, 2016 - 11:18:46
CIES Football Observatory oo ah xarun caalami ah oo samaysa daraasaadka kubbada cagta isla markaana wada shaqayn la leh FIFA, UEFA iyo

Read More »

Daawo Xaflada Furitaanka Koobka Wadmada Aan Lo Aqoonsanan Iyo Ciyaar Dhex MartaySomaliland Iyo Sapmi Toos U

0 Visits: 880 | Sunday May 29, 2016 - 19:24:11
Xaflada Furitaanka Koobka Wadmada Aan Lo Aqoonsanan Iyo Ciyaar Dhex MartaySomaliland Iyo Sapmi Toos U

Read More »

Daawo Sawirada Tababarkii Kooxaha Real Madrid Iyo Atletico Madrid Ku Sameeyeen Garoonka San Siro Ka Hor Finalka Champions League+Sawiro

0 Visits: 1512 | Saturday May 28, 2016 - 14:31:13
Kooxaha Reer Spain Ee Wada Ciyaari Doona Caaawa Champion League Ayaa Sameeye Tababarkii Ugu Dambeeyey

Read More »

Faah Faahinta Heshiiska Uu Zlatan Ibrahimovic Ugu Biiri Doono Mancehster United Isaga Oo Ay Markale Midoobi Doona Jose Mourinho

0 Visits: 1046 | Wednesday May 25, 2016 - 08:00:33
Manchester United ayaa qarka u saaran in ay ku dhawaaqdo heshiiska uu Jose Mourinho kula wareegi doono kooxdeeda, waxaana wali socoda wada

Read More »

Lionel Messi Oo Si Calool Xumo Ah Kaga Hadlay Sida Uu Kaga Soo Tagay Wadankiisii Isagoo 13 Sano Jir Ah Sheegayna.........

0 Visits: 1097 | Wednesday May 25, 2016 - 07:57:54
Lionel Messi ayaa qirtay inuu jecel yahay inuu maalin uu ku laaban dalka Argentina uuna soo afjari doono waayihiisa ciyaareed ee kooxda Barcelona

Read More »

Manchester United Iyo Jose Mourinho Oo Heshiis Wada Gaaray, Goormaase Lagu Dhawaaqi Doonaa Heshiiskiisa ?

0 Visits: 796 | Wednesday May 25, 2016 - 07:42:36
Manchester United iyo Jose Mourinho ayaa gaaray heshiis £30 milyan oo pound ah uu macalinka ree Portugal ku badalayo ninkii la ceyriyay ee Louis Van Gaal, sida ay ogaatay jariirada the Daily Mirror.

Read More »

"Wasaaradda Ciyaaraha Waxan Leeyahay Falaadhi Gil-gilasho Kagama Godo" Xasan Waraabecadde

0 Visits: 927 | Monday May 23, 2016 - 08:20:18
War-saxadeed uu war-baahinta soo gaadhsiiyay ayaa gudoomiyihii hore ee Olambiga Somaliland oo haatan hogaaminaya koox kubada cagta ah oo

Read More »

Ciyaaryahanada Tenniska Serena Williams oo ku xanuunsatay hilib Eey oo ay cuntay

0 Visits: 998 | Saturday May 14, 2016 - 09:12:04
Ciyaaryahanada haysata horyaalka ciyaarta tenniska dunida Serena Williams ayaa ku xanuunsatay kadib markii ay hotel ay ka degeneyd magaalada Rome ay ka cuntay hilib eey.

Read More »

Ciyaaro Xiiso Badan Oo Caawa Dhex Mari Doona Kooxaha Granada v Barcelona, Deportivo v Real Madrid.

0 Visits: 941 | Saturday May 14, 2016 - 09:04:20
Barcelona waxa ay xaqiijisan doontaa hanashada horyaalka haddii ay garaacaan Granada,

Read More »

Haweeney AFRIKAAN Ah Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhda Noqonaysa Xog-hayaha Guud Ee FIFA

0 Visits: 867 | Saturday May 14, 2016 - 08:47:59
Guddiga Kubadda Cagta ee FIFA ayaa u magacaabay Fatma Samba Diouf Samoura oo u dhalatay Waddanka Senegal in ay noqotay Xoghayaha guud ee Ururkaas.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo ka hadlay guushii ay xalay ka gaadheen Man City

0 Visits: 889 | Thursday May 05, 2016 - 13:24:12
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday inuusan marnaba ka shakisanayn inay kooxdiisu gaari doonto kama dambaysta Champions League, waxaana uu xusay in xiddigaha kooxdiisa ay lugta labaad u ciyaareen si ka wanaagsan kuwa Man City.

Read More »

Gareth Bale Oo Real Madrid Gaarsiiyay Finalka Champion-ka Markoodii 14-aad , Man City Ayuu Hal Gool Ku Quusiyay .

0 Visits: 857 | Thursday May 05, 2016 - 13:17:18
Labada koox ayaa ku bilaabay ciyaarta qaab dar dar leh oo ciyaar baasas ku dhisan ayay isu dhiidhibayeen . Balse 10-kii daqiiqo ee ugu horeeyay City ayaa ka ciyaar wacneyd Real kuwaasi oo baasas habeysan isu dhiidhiibayay balse halis gilin kuma aysan sameyn goosha Real .

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Xiisaha Badan Ee Real Madrid Vs Manchester City, Kooxdee Caawa Tikidka U Jaran Doonta Milano Oo Wehlin Doonta Atletico ?

0 Visits: 921 | Wednesday May 04, 2016 - 15:55:18
Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku soo dhaweyneysa kooxda Manchester City kulanka lugtii labaad ee Champions league wareegiisa afar dhamaadka xili ay labada koox kulankii hore ee Etihad ku soo kala bexeen barbaro gool la'aan ah.

Read More »

Kooxda Man United Oo Hakisay Rajadii Kooxda Leicester Ee Koobka Premier League-ga.

0 Visits: 931 | Monday May 02, 2016 - 08:39:04
Kooxda Man United ayaa ka Hor-is-taagtay Leicester City oo ay shalay kuwada cayaareen Garoonka Kooxda Man Uniterd ee Old Traffrod,

Read More »

KOOXDA Juventus oo ku Guuleysatay Hoyraalka Kooxaha Heerka 1-aad ee Talyaaniga+Sawiro

0 Visits: 1226 | Tuesday April 26, 2016 - 08:29:32
Kooxda Juventus ayaa markeedii shanaad ku guuleysatay Horyaalka Kooxaha heerka koowaad ee dalka Talyaaniga (Serie A), kaddib markii kooxda kaalinta labaad ku jirta ee Napoli ay Guul-darro kala kulantay Kooxda AS Roma.

Read More »

6-Xaqiiqo Oo Cadeyneyso Sababta Olivier Giroud Xili Cayaareedkan U Fashilmay

0 Visits: 1014 | Tuesday April 26, 2016 - 08:24:02
waxaan halkan akhritse shacabkada afkashacabka kuu so bandhigaysaa lix qoabda oo ku fashilmaya ciyaaryahanka Olivier Giroud Xili Cayaareedkan U Fashilmay

Read More »

Kooxda Bayern Munich Oo Dooneyso Inay Ka Gudubto Caqabadaha Ay Kala Kulmaan Kooxaha Reer Spain

0 Visits: 956 | Tuesday April 26, 2016 - 08:18:45
Naadiga Bayern Munich oo haatan taagan Semi Finalaha Champions League ayaa doonayso inay ka gudubto caqabadaha ay kala kulanto kooxaha reer Spain marka ay heerkan soo gaarto.

Read More »

Zinedine Zidane Oo Xaqiijiyay In Ronaldo & Benzema Ay Boqolkiiba Boqol Taam Uyihiin Kulanka Man City Ee Lugta Hore Ee Champions Leaque-ga Iyo Real Madrid Oo Bilaabtay Tababarkeeda Eitahad Stadium

0 Visits: 973 | Tuesday April 26, 2016 - 08:11:36
Manchester (AFKA)Tababaraha kooxda Real Madrid eeZinedine Zidane ayaa cadeeyay in Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema ay boqolkiiba boqol taam u yihiin in ay ciyaaraan kulanka Manchester City ee lugta hore ee Champions Leaque-ga oo ay habeen danbe ka dhici doona Etihad Stadium.

Read More »

WARBIXIN: Tobanka Goolhaye Ee Xili Ciyaareedkan Yurub Ugu Fiican Oo La Shaaciyay,Yaase Ka Maqan?

0 Visits: 1001 | Tuesday April 26, 2016 - 08:08:08
Shirkada CIES Football Observatory ayaa soo saartay tobanka goolhaye ee xili ciyaareedkan sameeyay qaab ciyaareedka ugu fiican iyada oo lagu salaynayo xogta laga dhabta ah

Read More »

Kulanka Xiisaha Badan Ee Champions League Ee Manchester City

0 Visits: 946 | Tuesday April 26, 2016 - 08:06:21
Manchester(AFKA)Manchester City ayaa soo dhaweyneysa kooxda Real Madrid kulanka lugta koowaad ee Champions league wareegisiia afar dhamaadka kaasoo ka dhici doona garoonka Etihad Stadiun ee magaalada Manchester ee dalka ingiriiska.

Read More »