Maqaallo

Marwo Faadumo Siciid: Haween Lama Gudboona: W/Q/ C/Naasir Maxamuud

0 Sunday April 19, 2015 - 08:33:31
Waa hal-doorka haweenka reer Somaliland haddii ay noqoto dhinacyadda, kartidda, aqoonta, ka qayb qaadashadda horumarinta bulshadda,

Read More »

Waaqiciga Jira Iyo Xaalada Dhalinteena

0 Visits: 1060 | Thursday April 16, 2015 - 08:51:30
Fiiro gaara Maqaalkan aan diyaariyey waxa aan ka diyaariyey meelo badan oo aan booqday,haday noqoto huteelada dhalintu isku timaado,maqaaxiyaha,jaamacadaha,iyo cafeteria-da iyo macmaanlayaasha.

Read More »

Waa kuma wasiirka ugu saamaynta badan wasiirada somaliland W/Q: Ahmed Abdi Yusuf

0 Thursday April 16, 2015 - 08:42:17
Marka hore ilaahaybaa mahadle, marlabaadkawaxaan salaamayaa akhristayaasha sharftale Manta waxaan doonayaa inaan akhristayaasha u soo bandhigo, bal wasiirka ugu saamaynta badan wasiirada Somaliland,marka laga eego dhinac kasta.

Read More »

Farqiga u dhaxeeya Shakhsiyadda Hugaamineed ee Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe| W/Q: Hussein Lucky

0 Thursday April 16, 2015 - 08:11:19
Aasaasiyan, Tayada Xirfadda hugaamintu waa wax inta badan xidhiidh la leh abuurta rabbi ee qofka, sida hibadda dabiiciga ah ee rabbi qofka ku manaystay, oo ah mid inta badan ka saameyn badan aqoonta, ama koorsis uu ruux ka qaato Fasal ku yaala Kulliyad waxbarasho,

Read More »

Astaamaha Hogaamiyaha Wanaagsan…By. Prof. Mohamed Ahmed Farah Mattan (jaafaa)

0 Wednesday April 15, 2015 - 12:15:55
Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;

Read More »

Degelka Dulinba kama filan (Gabay ) By:Lucky Aadan Yusuf Cooraaf

0 Visits: 1515 | Wednesday April 15, 2015 - 11:49:03
Gabaygani Ayaa Waxa Uu ka Md Ahaa Silsiladii Degel Joog IyO Dibad Joog Waxaana Loogu Jawaabayey Abwaan Degel Joog Ah Oo Dibad Jooga Gacan Siiyey Ibraahim Siciid Maxamed Oo Burco Jooga

Read More »

Waligaa Xaaskaaga Ma Kaartaysay !!!! W/Q:- Kamal Sh Ismail

0 Wednesday April 15, 2015 - 11:18:28
Waa qiso dhab ah oo ka dhacday meel ka mid ah dhulka ay degto somalidu, waa laba qof oo uu calaf israaciyay nolalna wadaagay oo isku leh ubad.

Read More »

Hami Iyo Qami Laa'aanta Qaadka, Q,2 ... W/Q : Sucaad Sh Ahmed Osman

0 Wednesday April 15, 2015 - 10:11:09
Mahad oo dhan waxaa iska leh Allah ee naga yeelay dad islaam ah naxariis iyo nabad ha ahaato nabigena dushisa ehelkisa iyo asxaabtisa. Kadib waxan halkan uga mahad celinaya gabi ahaanba bahada saxaafadaa madaxa banan iyo dhamaanba bulsho waynta Reer Somaliland iyo akhristayashaa qimaha leh….

Read More »

Sidee loo joojin kara tahriibka? W/Q: Bashiir Raacdeeye

0 Visits: 3014 | Wednesday April 15, 2015 - 09:26:01
Qoraalkan waxaaan kaga hadlidoona sida ugu haboon ee loojin karo tahriibka.

Read More »

Ismana bartaan, mana kala baydhaan! – W/Q. Cabdiraxmaan Cismaan

0 Visits: 1177 | Wednesday April 15, 2015 - 08:46:09
Ilaa yaraantii waxaanu ahayn kuwo meel iyo madal qudha ku koray kuna soo wada barbaarey. Ciyaar iyo ciyaalnimaba waanu soo wada qaadannay.

Read More »

DHEELLITIRE (Gabay) – W/Q. Kayse Galaydh

0 Visits: 1742 | Wednesday April 15, 2015 - 08:25:12
Gabaygani wuxuu soo baxay tirsigu markuu ahaa, 20/01/2014kii. Waxa uu ka hadlayaa meelaha ay Soomaalidu ka dhutinayso, sida gabayga magaciisa ka muuqata wuxuu dheellitirayaa meelaha ay bulshadeennu ka dheellisan tahay sida:-waddaniyadda, waxwadaqabsiga iyo waxbarashada. Waxaanu yidhi:-

Read More »

Noocyada Guurkii Hore Ee Soomaalida Loo Qaybin Jiray!! W/Q:sharmarke dhuux yare

0 Visits: 6455 | Wednesday April 15, 2015 - 08:08:33
Marka hore waxaan salaamayaa bulshada soomaaliyeed ee aan magaceeda iyo muuqeedaba ku hadlaayo gaar ahaan intii magacayga iyo muuqaygaba taqaan.

Read More »

Maxay Wacyigelinteenu U Midho-Dhaliwaydey?!!! W/Q: Abdifatah Ali Hassan

0 Tuesday April 14, 2015 - 08:12:44
Dhammaanteen waxa aan isla qirsanahay dhibaatada iyo xanuunka qabyaaladu leedahay, waxa aan isku aragti ka wadanahay qabyaaladu in ay taha Xanuun ina wada taabtay laakiin dawadiisii aan ka werwareegayno....

Read More »

Hadimooyinka Tahriibka W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Tuesday April 14, 2015 - 07:56:12
Tahriibku waa socdaal dheer oo dhib weyn wata, qofka tahriibiyaa wuxuu la kulmaa harraad, gaajo saamalayl, guurayn, daal, diif iyo fara-xumayn inta badan dumarka ah, marmarna ragga ah iyo jidh-dil.

Read More »

Jawi iyo Nabad Laysku Halayn karo ayay inoo Abuureen Xukuumada Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 896 | Tuesday April 14, 2015 - 07:47:09
Jamahuuriyada Somaliland waa dal ku caanamaaalay nabad galyo buuxda waana mida uu caalamaka o dhan ku ammaano,

Read More »

XIRSI: Wasiir Axdi Oofin Badan. W/Q. Axmed Muuse.

0 Tuesday April 14, 2015 - 07:40:54
Hadii aanu qadhaadh jirin miyaa la qiri lahaa malab? Waa su'aal u cad sida ay cadceedu u shaac badan tahay u iftiin badan.

Read More »

Duni aakhiru zamaan W/Q:Muna Axmed Cumar

0 Monday April 13, 2015 - 16:09:00
Koob shaah oo aad u kulul ayuu kolba fiiq ka siinayaa indhahana magaalada ayuu ku daawanayaa. Wuu yaabban yahay waliba aad buu u fajacsan yahay.

Read More »

Qulqulka wafuuda caalamiga ah ee dalka imanaya maxay cadayn u yihiin.? W/Q Nimco Nuur

0 Visits: 1162 | Monday April 13, 2015 - 08:49:07
Tan iyo waktigii aynu ku dhwaaqnay dib ula soo noqoshada xoriyadeena waxa aynu ku dadaalaynay sidii indhaha beesha caalamka u soo jiidan lahayn, isla markaana...

Read More »

Laascaanood: waxaan u haystay iyo waxay noqotay! W/Q: Bashiir Racdeeye

0 Visits: 1443 | Monday April 13, 2015 - 08:13:00
Waxay ahayd maalin khamiis ah, taariikhdu ay ahayd 2/4/2015,goorsheegtuna ay ahayd 12;00 pm.waxaan ka boqoolay magaalada burco.waxa safarka igu wehelinayay asxaab kala ah;

Read More »

Han Iyo Hammi Sare Lahow Q-1aad W/Q: khadar ismaaciil haybe

0 Thursday April 09, 2015 - 08:02:54
Bismilah wal-xamdulilaah wasallaalahu wasalam calaa rasuulilaah marka hore waxaan mahad u celinayaa allaah cwj ee ii suurto geliyey inaan maqaalkan qoro

Read More »