Tix Cusub iyo Tahniyad Ku Socata Geesiyaasha Somaliland Ee Soo xidhaya Xududii JAMHURIYADA SOMALILAND

0
Wednesday April 16, 2014 - 08:01:01 in by salman abdi
  • Visits: 1006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tix Cusub iyo Tahniyad Ku Socata Geesiyaasha Somaliland Ee Soo xidhaya Xududii JAMHURIYADA SOMALILAND

    Tiirkii Qarankaad Tihiin Tadhaaciye Yeelkadiiye Taleexna Dalkeena Weeye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tiirkii Qarankaad Tihiin Tadhaaciye Yeelkadiiye Taleexna Dalkeena Weeye


Waxaad Tiin Geesiyaal

Tiirkii Qarankaad Tihiin

Tadhaaciye Yeelkadiiye

Taleexna Dalkeena weeye

Tubtaa Ku Wadoo Socdoo

Xuduudaha Soo Toloo

Bulshada Tabantaabiyoo

Buuhoodlena Taga Dhawaan

Ilaa Taako iyo Cidhif

Teed Adag Aad Soo Dhigtaan

Cadaawaha Haw Tudhina

Taraarixiyoo Erayada

Iskii Fule Haw Tagee

Ka Tuura Qardhiyo Garoowe

Tiirkii Qarankaad Tihiine

Kutaamno Ayaad Tihiine

Ku Taamoo Guusha Oo

Tahniyad Hambalyaynayan

anana Garabkiina La taaganahay

Allow Idin Taakulee

Goobtii Kasta Ay Tagaan

Allow Kuwa Guul tirsada

Tukhaan tukho Cadaw haleelin

Korkooda xumaani Taaban

Allow Idin Taakuleee 

Tiirkii Qarankaad Tihiin

Anna Hambalyiyo Tahniyad

Garabkiinaan Taaganahay



By:Abwan/Qoraa/Saxafi Dahir Ismail Warsame(Suldan