Maxay Daarantahay Duminta Kaabadii Uu Kuyaalay Sawirkii M/weyne Cigaal Ee Magaaladda Berbera

0
Wednesday April 16, 2014 - 15:26:27 in by Super Admin
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Daarantahay Duminta Kaabadii Uu Kuyaalay Sawirkii M/weyne Cigaal Ee Magaaladda Berbera

    Waxa Si Rasmiya Loo Dumiyay Amaba Loo Baabiiyay Kaabadii Taarikhaga Ahayd ee Uu Kuyaalay Sawirkii M/wenihii Geeriyooday AHN Maxamed X Ibraahim Cigaal ee Magaaladda berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Si Rasmiya Loo Dumiyay Amaba Loo Baabiiyay Kaabadii Taarikhaga Ahayd ee Uu Kuyaalay Sawirkii M/wenihii Geeriyooday AHN Maxamed X Ibraahim Cigaal ee Magaaladda berbera

halkii loo yaqaanay kalabaydhka halkaas oo can ku ahayd Amaba lagu xasuun jiray AHN M/weynihii geeriyooday ee JSL Maxamed X Ibraahim Cigaal oo ay ka ag dhawayd xabaasha madaxweynahu hadaba talaw maxay Daarantahay Duminta kaabadaasi sida la wada ogsoonyahay waxa goobtii laga Dhisaya kaabad siman amma wareegsan isla markaaana aan lahayn wax calaamadda Ah oo lagu garto marka laga yimaado calaamadda siirooga ah hadaba ilaa hada lama Oga sababta ka dambaysay duminta kaabadaas taariikhiga ahayd ee halkaasi Kutaalay sidoo kale dawladda hoose ee magaaladda berbera ayaan ilaa imika wax Udhigma ama calaamad ah aan ka samayn goobtii Walaw ay goobta weli ka muuqato xooga qabyo ah marka laga hadlaayo xaga Dhismaha kaabadda sida runtii ah waxa ay iswaydiin xooglihi ka taagantahay Waxa lagu bedeli doono ama waxa calaamad looga dhigi doono goobtaasi iyada ah Waxana su.aashu tahay maxay dawladda hoose ee berbera ku bedeli doontaa
Sawirkaas waa dareen qoto dheer bal waynu eegi doonaa waxa ka soo baxa iyo Muuqaalka uu yeelan doono ama waxa lagu bedelaa waxay noqdan


 
by sacad cali kaahin plucky
Burco Somaliland
kaahin444@hotmail.com