Daawo: Xildhibaan ka tirsan golaha deganka Burco oo si anshaxa ka baxsan ugu Hanjabay Taliyaha Qaybta Boliska togdher iyo Maamulkii gobolka oo isku Daawanaya

0
Sunday August 16, 2015 - 10:35:29 in by
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xildhibaan ka tirsan golaha deganka Burco oo si anshaxa ka baxsan ugu Hanjabay Taliyaha Qaybta Boliska togdher iyo Maamulkii gobolka oo isku Daawanaya

    Badhasabkuxigenta Togdheer iyo Maayarka Burco ayaa isku dhegaystay Dagaal afka ah iyo hadalo xanaf leh oo xildhibaan ka tirsan Golaha Deganku kuqaaday Taliyaha Booliska Togdheer, waxana uu xildhibanku si anshax xumo iyo ereyo qabyaaladaysan ugula had

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasabkuxigenta Togdheer iyo Maayarka Burco ayaa isku dhegaystay Dagaal afka ah iyo hadalo xanaf leh oo xildhibaan ka tirsan Golaha Deganku kuqaaday Taliyaha Booliska Togdheer, waxana uu xildhibanku si anshax xumo iyo ereyo qabyaaladaysan ugula hadlay taliyaha booliska oo laga soo bedelay gobolka Selel, waxana marki ay gacan ka hadal ku sigatay ku guntaday akhirki mayarka burco, iyadoo badhasabkuxigeenkuna weli isku sii luxayo kursigii uu ku fadhiyey oo aanu waxba kala odhan xildhibanka iyo taliyaha, isagoo taliyaha aanay weliba ka soo bixin hadalo badani, marka laga Reebo erey uu kaga jawabay ereygiisi qabyaaladaysnaa, isagoo aakhirki xildhibaanku ku hanjabay inaanu xil danbe sii hayn doonin taliyuhu