Daawo: Dallada NEFIS NETWORK oo Kulan lagaga Doodayey Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Gaar ahaan Gudniinka Gabdhaha ku qabatay Burco

0
Sunday August 16, 2015 - 13:29:41 in by salman abdi
  • Visits: 689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dallada NEFIS NETWORK oo Kulan lagaga Doodayey Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Gaar ahaan Gudniinka Gabdhaha ku qabatay Burco

    Masuliyiinta Wasaaradaha Cafimaadka, shaqada iyo arimaha bulshada ee G/togdherdayaa ka qaybgalay kulan lagaga Hadlayey sidii go'aano midaysan looga qaadan laha loona joojin lahaa gudniinka iyo tacaddiyada ka dhanka ah haweenka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuliyiinta Wasaaradaha Cafimaadka, shaqada iyo arimaha bulshada ee G/togdherdayaa ka qaybgalay kulan lagaga Hadlayey sidii go'aano midaysan looga qaadan laha loona joojin lahaa gudniinka iyo tacaddiyada ka dhanka ah haweenka

kulankan oo ay soo qabanqaabisay Dallada Nefis Network ayaa socon doona muddo 1 maalin ah
Xasan Maxamud Cabdi oo ka mida saraakiisha nefis networka ayaa sharaxaya muhiimadda kulan iyo waxyabaha lagaga hadli doono
masuliyiinta wasaradaha cafimadka shaqada iyo arimaha bulshada ee gobolka togdheer ayaa kulankaasi ku soo bandhigey sida ugu
macquulsan iyo cidda iyadu joojin karta tacadiyaddaasi haweenka ee uu ka midka yahay gudniinku

Maaha marki u horeysay ee DalLada Nefis Network oo u olalaysa joojinta tacaddiyada ka dhanka ah haweenka ay kulan noocan
ah ku qabato gobolka Togdheer

Contact@afkashacabka.com