Gabilay:Wakiilka Dowlada Jabuuti Usoo Magacowdey Somaliland Oo Qado Sooryo Loogu Sameeyay Gobolka Gabiley

0
Sunday August 16, 2015 - 21:58:31 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabilay:Wakiilka Dowlada Jabuuti Usoo Magacowdey Somaliland Oo Qado Sooryo Loogu Sameeyay Gobolka Gabiley

    Wakiilka Dhawaan dalka Jabuuti usoo magacowdey Somaliland oo dhawaan dalka soo gaadhey ayaa, qeybaha kala duwan ee Bulshada Somaliland qaar kamid ahi soo dhaweeyeen iyadoo, maantana qado sooryo loogu sameeyay Dooxada Ceel-Giniiseed ee katirsan Gobolk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Dhawaan dalka Jabuuti usoo magacowdey Somaliland oo dhawaan dalka soo gaadhey ayaa, qeybaha kala duwan ee Bulshada Somaliland qaar kamid ahi soo dhaweeyeen iyadoo, maantana qado sooryo loogu sameeyay Dooxada Ceel-Giniiseed ee katirsan Gobolka Gabiley, oo hada loo yaqaan Ceel-Barwaaqo.

 
 


Wasiirka Warshadaha Somaliland Shuceyb Maxamed Muuse,oo martiqaadka Wakiilka Jabuuti soo agaasimay,ayaa dhinaca kale, waxa iyaguna kasoo qeyb galay Masuulyiin tira badan oo dhamaantood katirsan Xukuumada kuwaas oo u badnaa xubno katirsan Golaha Wasiirada,Maamulka Gobolka Gabiley,Maayarka Degmada Gabiley iyo Xoghayaha Fulinta Dowlada Hoose iyo waliba dhakhaatiir iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Jabuuti iyo Marti sharaf kale.

 
Qado Sooryeedan Wasiirka Warshadaha Somaliland Shacayb Maxamed Muuse ku soo dhaweeyay Wakiilka Cusub ee Dowlada Jabuuti oo nuxurkiisu daarnaa isbarasho iyo soo dhaweyn waxa uu ku dhamaaday jawi aad u wanaagsan.
 
Wakiilka Xukuumada Somalilamd usoo magacowdey Dalka Jabuuti ayaa noqonya kii koowaad ee Noociisa ah ee,oo tan iyo intii ay jirtey Somaliland dalkaasi dariska ahi usoo magacaabo Somaliland.

Contact@afkashacaba.com