Madaxweyne Obama iyo Akhrisku Sidee ayay isku yihiin Warbixin Xiiso leh:

0
Monday August 17, 2015 - 16:13:32 in by salman abdi
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Obama iyo Akhrisku Sidee ayay isku yihiin Warbixin Xiiso leh:

    Sida lagu daabacay New York Times madaxwaynaha dalka maraykanka ayaa fasixiisa xaggaagan uga faa'idaysanaya inuu bilaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida lagu daabacay New York Times madaxwaynaha dalka maraykanka ayaa fasixiisa xaggaagan uga faa'idaysanaya inuu bilaabo

akhriska buugaag si uu uga faa’idaysto cilimi halkii uu ku mashquuli lahaa dalxiis.

Wargayskaan ayaa sheegaya in Obama uu bilaabay akhriska buugagtaan Khamiistii waxaana la filayaa inuu soo afjaro maanta oo isniinta.

 

MW-DS174_obama__MG_20150813151904-300x210

 

Buugaagtaa ayaa tiro ahaan lagu sheegay 6 buug waxaan ka mid ah Buuga 6-da qiso, isbadalka cimilada, taariikhda iyo qabiilada dalka maraykanka, aniga iyo aduunka iyo buugag kale.

Obaama ayaa la sheegay inta uu wado akhriska buugaagtan in wakhtigiisa uu u kala qaybiyay 3, wakhti uu wax akhrinayo, 8 saac oo hurdo ah iyo 3 saac oo cuntada ah waxaana la filayaa inuu soo afjaro aqriska buugaagtaan barito oo isniin ah 10-ka subaxnimo.