Roob Balaadhan Oo Ka Curatay Degmada wajaale Iyo Xuduudka Ka Teedsan Somaliland Iyo Itoobiya

0
Monday August 17, 2015 - 19:04:35 in by
  • Visits: 1399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roob Balaadhan Oo Ka Curatay Degmada wajaale Iyo Xuduudka Ka Teedsan Somaliland Iyo Itoobiya

    Wajaale(AFKA)roob Balaadhan oo lagu diirsadya ayaa galinkii danbe ee maanta ka da ay magaalada wajaale ee xaraunta ganacsiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wajaale(AFKA)roob Balaadhan oo lagu diirsadya ayaa galinkii danbe ee maanta ka da ay magaalada wajaale ee xaraunta ganacsiga
roobkan oo ahaa mid ay ku diirsadeen dad iyo duuyaba ayaa deeganada hoose yimaada gobolka gabiley ka curtay galabta roobkan sidoo kale roobka ayaa waxa ku teedsan yahay  xuduudka u dhexeeya somalialnd iyo itoobiya
Dhinaca kale na  guyud ahaan guud ahaan Gancasioga balaadhan baa aad gu socda magaalada wajaael







Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh. aadan  (Cabdirisaaq Koronto)


afkashacabka.com
Wajaale Office