Haya'ada Qaxoontiga Ee UNHCR oo Maxaabiis kala Wareegtay Dawladda Jabuuti

0
Thursday April 17, 2014 - 15:16:22 in by Super Admin
  • Visits: 894
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haya'ada Qaxoontiga Ee UNHCR oo Maxaabiis kala Wareegtay Dawladda Jabuuti

    Dowladda D jabuuti oo hey'adda Qaxoontiga uqaabilsan Qaramdda Midobay ee marka magaceeda lasoo gabiyo lo yaqaano UNHCR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda D jabuuti oo hey'adda Qaxoontiga uqaabilsan Qaramdda Midobay ee marka magaceeda lasoo gabiyo lo yaqaano UNHCR


ku wareejisay 267 maxbuus in mudo ah na kuxidhxidhna jeelasha wadankasi waxanay dawaldda jabuuti kusheegtay maxabiisatan in ay yihiin  askar iskood uga soo goostay Eritrea.Ku waas oo xiliyo kladuwan sogadhay, Dadkaasi oo loo wareejiyay xerada qaxootiga ee Cali Cadde ee D jibouti.

Dowladda Eritrea waxay iyaduna dhinaceeda ku sheegtay in dadkani yihiin Qoxoonti ay xabsiga u taxabeen ciidamadda wadanka jabuuti balse  Wasiirka Arimaha Gudaha ee Djibouti Xassan Cumar Maxamed  oo u waramay warbahinta wadankasi wax uu ka hadaly hadaldda wadanka eratrea.waxan uu ku tilmaamay hadalo aan sal iyo raad lahayn dawldda jabuutina majiirtobuu yidhi sababo ay dad qoxontiya ugu taxabto xabsiyaddeda mana aha wax aduunka ka dhaca sideedaba,


waddamada  jammuuriyadda jabuuti iyo eriterea Waxa ka dhexeya xafiiltan siyasadeed oo ku adadan gobolka iyadoo horena ay labada wadan u dhex mareen dagalo ku adadn dhul ay ku so xad gudubtay eratrea, Oo ay sharci ahaan laedahay dawladda jabuuti,





Afkashacabka.com

Djibouti /Office

Contact@afkashacabka.com