Daawo:Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Wax Ka Badalka Xeerka Doorashooyinka Golaha Wakiilada

0
Tuesday August 18, 2015 - 12:33:52 in by salman abdi
  • Visits: 711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Wax Ka Badalka Xeerka Doorashooyinka Golaha Wakiilada

    Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Cabdi ayaa ka hadlay wax ka beddelka xeerka doorashooyinka ee golaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Cabdi ayaa ka hadlay wax ka beddelka xeerka doorashooyinka ee golaha

wakiillada oo laga doodadayay golahaasi ayaa gebi ahaanba waxa aan ka soo xaadirin xildhibaannada metalaya gobolada Galbeedka, gaar ahaan gobolada Awdal iyo Selel.

guddoomiyaha xisbul-xaakimka kulmiye oo HCTV u waramay ayaa waxa uu xildhibaannadaasi ee fadhiyada golaha ka maqnaa ku eedeeyay guddoomiyaha golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). dhanka kale guddoomiye Muuse Biixi waxa uu sheegay in natiijada ka soo baxda maxkamadda sare ee daaran arrinta muranka dhalisay ee doorashada ay ka xisbi ahaan iyo xukuumad ahaanba ay ku qanacsan yihiin.