Daawo: Ganacsatada Deggen Xaafadda Sayladda ee Magaalada Burco oo Kaalmo ay kaga qaybqaadnaayaan Waddo laami ah oo lo dhisayo xaafadas ku warejiyey Dawladda Hoose

0
Tuesday August 18, 2015 - 15:32:47 in by salman abdi
  • Visits: 581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Ganacsatada Deggen Xaafadda Sayladda ee Magaalada Burco oo Kaalmo ay kaga qaybqaadnaayaan Waddo laami ah oo lo dhisayo xaafadas ku warejiyey Dawladda Hoose

    Duqa Degmada Burco ayaa Kaalmadaasi kala wareegay ganacsatada xaafaddaas, waxanu ku ammaanay sida ay ugu heelan yihiin in wax loo qabto oo ay laamiyo iyo adeegyo kaleba u helaan isagoo xusay in bulshada burco iyo maamulkeedu ay isku duuban yihiin isk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqa Degmada Burco ayaa Kaalmadaasi kala wareegay ganacsatada xaafaddaas, waxanu ku ammaanay sida ay ugu heelan yihiin in wax loo qabto oo ay laamiyo iyo adeegyo kaleba u helaan isagoo xusay in bulshada burco iyo maamulkeedu ay isku duuban yihiin isku ujeeddaa ka leeyihin wax wada qabsiga iyo horumarka