Daawo: Xukumadda Somaliland oo ka hadashay Diyaarad Hub sidday oo Buuhoodle Tagtay Farriina u Dirtay Shacabka Buuhoodle

0
Wednesday August 19, 2015 - 08:55:40 in by Hargeysa Office
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xukumadda Somaliland oo ka hadashay Diyaarad Hub sidday oo Buuhoodle Tagtay Farriina u Dirtay Shacabka Buuhoodle

    Wasiirka Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay Diyaaradda Siddey Hubkaas, isagoo Digniin u diray Shirkadaha Diyaaradaha ee loo adeegsanayo Baabiinta iyo colaad ka buurka Deegaanada Somaliland, Wasiirku wuxu shacab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay Diyaaradda Siddey Hubkaas, isagoo Digniin u diray Shirkadaha Diyaaradaha ee loo adeegsanayo Baabiinta iyo colaad ka buurka Deegaanada Somaliland, Wasiirku wuxu shacabka Buuhoodle ku ammanay inay yihiin Dad nabadgelyada Jecel oo Nabadgelyo darradu waxay tahay yaqaana, sidoo kalena aanay cidna ka ogolaanaynin inay Deegankooda colaado meelo kale laga soo abaabulay laga rido oo ay dad kaga dhintaan Contact@afkashacabka.com