Madaxweynaha dalka Turkiga, Oo Shacaayiy in doorasho lagu qabanayo dalkaasi taas oo dhici doonta koowda bisha Nofeembar.

0
Friday August 21, 2015 - 19:54:53 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha dalka Turkiga, Oo Shacaayiy in doorasho lagu qabanayo dalkaasi taas oo dhici doonta koowda bisha Nofeembar.

    Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in doorasha guud oo si dag-dag ah lagu qabanayo ay ka dhacayso dalkaasi koowda bisha Nofeembar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in doorasha guud oo si dag-dag ah lagu qabanayo ay ka dhacayso dalkaasi koowda bisha Nofeembar.

Tallaabadan ayaa imaanaysa kaddib markii xisbiga Mr Erdogan ee AK uu ku lumiyay inta badan kuraastii baarlamaanka doorashadii dhacday bishii Juun, wadahadala loogu tala galay in lagu dhiso dowladd isbahaysi oo lala wadaago xisbiyada kale ayaanan suura gelin.

Madaxweynaha ayaa diiday eedo ah in uu yareystay sidii lagu dhisi lahaa dadaalada isbahaysi, si uu u qasbo in ay dhacaan doorasho cusub.

Hadda waxa uu u sheegayaa Ra'iisul wasaarihiisa, Ahmet Davutoglu, in uu soo dhiso maamul ku meel gaar ah oo sii haya dalka ilaa loo dareerayo codbixinta bisha Nofeembar.

Contact@afkashacabka.com