Daawo:Maayarada Dalka Qaarkood oo safar ugu Baxay Dalka UGANDA iyo ujeeddada Safarka ay u baxeen oo ay sharaxeen

0
Sunday August 23, 2015 - 08:43:05 in by salman abdi
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Maayarada Dalka Qaarkood oo safar ugu Baxay Dalka UGANDA iyo ujeeddada Safarka ay u baxeen oo ay sharaxeen

    Xubnaha Maayaradan oo Saxaafadda kula hadlay Garoonka Diyaaradaha Hargaysa ayaa sheegay inay ka qaybgalayaan shir lagaga hadlayo maamul wanaaga, adeeg bixinta iyo dhaqaale kobcinta oo ka dhacaya waddankaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Maayaradan oo Saxaafadda kula hadlay Garoonka Diyaaradaha Hargaysa ayaa sheegay inay ka qaybgalayaan shir lagaga hadlayo maamul wanaaga, adeeg bixinta iyo dhaqaale kobcinta oo ka dhacaya waddankaas

Xubno ka tirsan Maayara Gobolada Somaliland, oo kala ah Maayarada Boorame, Gabilay Iyo Berbera ayaa safar ugu baxay dalka Uganda, halkaas oo ay ku soo qaadan doonan tababar la xidhiidha maamul daadajinta. ,