Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Wefti ka socday Waddanka KUWEIT ku qabilay Xafiiskiisa iyo Maareyaha Xafiiska Samafalka Somaliland oo ka Warbixisay

0
Sunday August 23, 2015 - 16:10:18 in by salman abdi
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Wefti ka socday Waddanka KUWEIT ku qabilay Xafiiskiisa iyo Maareyaha Xafiiska Samafalka Somaliland oo ka Warbixisay

    Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxaned Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dalka kuwait oo uu hogaaminaayey madaxa hay"adda samofalka kuwait fan oo uu hogaaminaayey Sacad Al Cuyabi oo madax u ah in ka badan afart

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxaned Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dalka kuwait oo uu hogaaminaayey madaxa hay"adda samofalka kuwait fan oo uu hogaaminaayey Sacad Al Cuyabi oo madax u ah in ka badan afartan dawladood.

mudadii kulankaasi socday waxa lagu lafa guray sidii door wax ku ool ah ay hay”adani samafalka ahi uga qayb qaadan lahayd caawinta iyo dardargalinta shacabka ee Somaliland gaar ahaana dadkii ay abaaruhu ku dhufteen ee galbeedka iyo waqooyiga dalka.

waxaana markii shirkaasi laga soo baxay sidaa warbaahinta u sheegtay maareyaha xafiiska samofalka.

madaxa waftigan kuwait fan sacad al cuyabi oo isna ka hadlay ayaa sheegay in kulanka ay la qaateen madaxwaynaha ay kaga hadleen siddii hay”adani ay u xoojin lahayd kaalmooyinka horumarineed ee ay ugu talogaleen shacabka Somaliland waxaanu iftiimiyey in hay”adani dhistay dugsiyada waxbarashada agoomaha ee ku yaala bariga hargaysa waxa kale oo uu tilmaamay in uu hada socdo dugsigii hablaha ee agoomaha oo isla dugsigaasi inamada ka soo horjeedda.
Gebagebdii waxa uu madaxwaynaha uga mahad ceyey soo dhawaynta diiran ee uu kala kulmay shacbiga iyo Dawladaba.
DSC_0013

DSC_0021

DSC_0027

DSC_0028

DSC_0030

DSC_0037

DSC_0040

DSC_0044

DSC_0047