Wasiirka Arimaha Dibbada Oo Safar Aan La Shaacin Ugu Baxay Dalka Itoobiya Diyaarad Khaasna Ah Hargaysa Ka Raacay.

0
Friday April 18, 2014 - 08:43:31 in by salman abdi
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Dibbada Oo Safar Aan La Shaacin Ugu Baxay Dalka Itoobiya Diyaarad Khaasna Ah Hargaysa Ka Raacay.

    Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis Ayaa Galabta U Kicitimay Dalka Itoobiya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis Ayaa Galabta U Kicitimay Dalka Itoobiya,

 Isaga Oo Madaarka Hargeysa Ka Raacay Diyaarad Khaas Ah Oo Looga Soo Diray Magaalada Addis Abba, Lama Oga Ujeedada Rasmiga Ah Ee Safarka Wasiirka Hase Yeeshe Sida Ilowareedyo Dublamaasiyadeed Sheegayaan Waxa Uu La Xidhiidha Wadahadalo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo U Dhexeeya Somaliland Iyo Itoobiya., Kuwaas Oo Baryahan Taagnaa.

Sidoo Kale Waxa La Filayaa Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Somaliland In Uu Kulamo La Yeelan Doono Dublamaasiyiin Ku Sugan Caasimada Itoobiya Ee Addisa Ababa.


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
contact@afkashacabka.com