Dawladda Kenya Oo Shacisay Inay Safaarad Ka Furanaysa Somaliland

0
Friday April 18, 2014 - 08:47:11 in by salman abdi
  • Visits: 813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Kenya Oo Shacisay Inay Safaarad Ka Furanaysa Somaliland

    Dawladda Kenya ayaa caqbashay inay Somaliland ka furato xafiis dublamaasiyadeed, sida uu xaqiijiyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Kenya ayaa caqbashay inay Somaliland ka furato xafiis dublamaasiyadeed, sida uu xaqiijiyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland.

 Afhayeenka Madaxtooyada oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay Kenya caqbashay inay Hargeysa ka furato safaarad "Dawladda Kenya waxay si rasmi ah u aqbashay inay Somaliland xafiis danaheeda ka shaqeeya ka furtaan, Nairobi iyaguna (Kenya) ay xafiis kaas la mid ah ka furtaan Hargeysa waa tallaabo muhiim ah oo hore loo qaaday, waana tallaabo qarankeena wax tari doonta runtiiā€¯ayuu yidhi.

Dhanka kale, Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey xeerka la dagaalanka argagixisada iyo xeerka waxbarashada Somaliland, sida uu xaqiijiyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Axmed Saleebaan Dhuxul




Afkashacabka
Hargaysa/Office
contact@afkashacabka.com