WarDeg Deg ah: Mid Kamida Ciidamada Sirdoonka Somaliland Oo Is Toogtey.

0
Tuesday August 25, 2015 - 11:32:58 in by salman abdi
  • Visits: 752
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WarDeg Deg ah: Mid Kamida Ciidamada Sirdoonka Somaliland Oo Is Toogtey.

    Mid kamida ilaalada xarunta sirdoonka ee gobolka Maroodi-jeex ayaa lagu soo waramayaa in uu xalay fiidkii isku dhex toogtay xarunta gobolka oo ku taala Turba taariyada Agteeda Amaba Galbeedka Guriga Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamida ilaalada xarunta sirdoonka ee gobolka Maroodi-jeex ayaa lagu soo waramayaa in uu xalay fiidkii isku dhex toogtay xarunta gobolka oo ku taala Turba taariyada Agteeda Amaba Galbeedka Guriga Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland

Wararka ayaa sidoo kale tibaaxay in ninkan marxuumka ahi Oo lagu magacaabo Maxamed Axmed Saaqid oo ahaa nin dhalinyaro ah uu caawa u lahaa Shaqada gaadhka xafiiska isagoo sida ay ilahani tibaaxeen isku dhuftay qorigiisa.

xogaha ayaa intaa ku daray in markii ay soo gaadhay madaxdii xafiisku isla markiiba loola cararay cisbitaalka wayn ee Hargaysa si loogu baadho xaaladihiisa, balse ay naftu ka baxday intii aan lala gaadhin cusbitaalka.

waxa kale oo wararku intaa ku darayaan in dhamaanba la xidhay xubnihii ay shaqada wada lahaayeen.