Daawo: Maamulka Gobolka Saaxil ooka hadlay Wareejinta Haamaha shidaalka ee la sheegay in lagu wareejinayo shirkado gaar ah

0
Thursday August 27, 2015 - 08:12:51 in by salman abdi
  • Visits: 817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Maamulka Gobolka Saaxil ooka hadlay Wareejinta Haamaha shidaalka ee la sheegay in lagu wareejinayo shirkado gaar ah

    Badhasabka Gobolka Fahmi Cabdi Bidaar oo warbaahinta ugu warramay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrintan, sidoo kale waxa qoraal uu bogga uu leyahay facebookga soo dhigay gudomiyekxigeenka gobolkaasi xamud xusen cabdilahi u dhignaa sidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasabka Gobolka Fahmi Cabdi Bidaar oo warbaahinta ugu warramay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrintan, sidoo kale waxa qoraal uu bogga uu leyahay facebookga soo dhigay gudomiyekxigeenka gobolkaasi xamud xusen cabdilahi u dhignaa sidan

Berbera yaa leh ?
_________________________

Berbera waxaa leh dadka deegaan ahaan illaahay ku beeray kana tirsan umada kunool jamhuuriyada
Somaliland Saxil
Hadaba waxaad inbadan maqashaan cid ayaa lagu wareejinayaa haamaha shidaalka, dekeda berbere iyo meelo kale
Taasina madhacaysa inta ay uumanyihiin dadkii deegaanku
Lamana siin karo cid kale oo lahayn
Illaahayna dadka cidwalba meel ayuu ku beeray
Anigoo udhashay deegaankan saaxil masuulna ka ah gobolkan
Waxaan taageersanahay baaqa kasoo baxay wax garadka sulaadiinta iyo dhalinyarada
Ee ku wajahan inaan la iibin karin cid gaar ahna lasiin karin khayraadka gobolka iyo haamaha shidaalka.

Xaqna waxaan uleeyahay inaan difaaco deegaankayga.
Hadaad iswaydiunaysaan inaan xilka kahayo xukuumadan .
Waxaan diyaar u ahay hadii aan ku waayayo xilkayga inaan difaaco saaxil iyo deegaankaygaba.

Dadwaynaha gobolkaSaaxilwaxaan leeyahay nabada adkaysta
Majirto cid samayn karta wax aydaan raali ka ahayn
Horumarkiina kashaqeeya.

WABILAAHI TOWFIIQ

Xaamud Xuseen Cabdilaahi
Gudoomiye ku.Gobolka Saaxil