Xasan Sheekh Maxamud oo ka hinaasay Buug uu Qoray Madaxweynihi ka horeyey ee Cabdilahi yusuf ballanqaadayna inu isna Buug qorayo

0
Friday August 28, 2015 - 14:04:51 in by salman abdi
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh Maxamud oo ka hinaasay Buug uu Qoray Madaxweynihi ka horeyey ee Cabdilahi yusuf ballanqaadayna inu isna Buug qorayo

    Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan SH. Max'uud ayaa ka qeybgalay Carwada Bandhigga Buugta Muqdisho oo maalintii labaad ka socota halkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan SH. Max'uud ayaa ka qeybgalay Carwada Bandhigga Buugta Muqdisho oo maalintii labaad ka socota halkaasi.


Madaxweyne Xasan ayaa intii uu ku sugnaa Bnadhigga Bugaagta lagudoonsiiyay laba buug o ay qoreen Madaxdii isaga ka horreysay,waxaana isaga la weydiiyay in uu bug qorayo marka uu xilka ka tagayo.

buuga-bandhiga-2

Madaxweyne Xasan ayaa la guddoonsiiyay Labo Buug oo uu midi ka hadlayay Taariihkda kalitaliyihii gacan ku dhiiglaha ahaa ee Max’ed Siyaad barre halka Buugga kale uu ahaa Buug uu qoray isaguna Allaha u naxariistee kornayl Cabdullahi Yuusuf Axmed oo soo maray madaxtinimada somalia .

unnamed-123

Xasan sheekh ayaa la weydiiyay maaddaama madaxdii isaga ka horreysay ay buugaag qoreen in isagana uu qorayo,waxaana uu sheegay in uu qorshahaasiba hadda wado oo uu ku tala jiro fulinteeda.

Madaxweynaha ayaa dhinaca kale dadka ku baraarijiyay in waxbarashada iyo Aqriska lagu dadaalo,waxaana uu intaa ku daray in Daaro dhaadheer oo laga dhiso Magaalada iyo Dibadda oo inta laga soo shaqeeyo mushaar badan la qaato aanay dan ugu jirin dalka ee ay tahay in wax labarto si loo kobciyo garaadka Bulshada.