Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Nairobi ( SAWIRRO )

0
Saturday August 29, 2015 - 11:13:32 in by Burco Office
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Nairobi ( SAWIRRO )

    Fanaaniintan Xidigaha Geeska oo ah qayb ka mid ah Fanaaniinta oo ay Hogaaminayaan Fanaaniinta kala Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaaniintan Xidigaha Geeska oo ah qayb ka mid ah Fanaaniinta oo ay Hogaaminayaan Fanaaniinta kala Ah  Cadiraxman Caydiid Oday,Nimcaan Cabdiraxmaan Nimcaan Hilaac,Xamda Cabdi Kiinaal Xamda Queen Iyo Maxamed Axmed Bakaal Cirro,kuwaasi oo la filaayo in ay Barnaamijyadii looga Bartay ee Fankooda Ay Ku Soo Bandhigi Doonan Magalada Nairobi ee Kenya oo ay hoy u tahay somali farabadan oo xiisaysa heesahooda.