Daawo: Garaad Jamac Garaad Ismaciil oo ah Garaadkii ugu miisanka Cuslaa Khatumo oo si weyn loogu So dhoweyey Hargeysa iyo Kooxdii Khatumo oo Burburtay

0
Friday April 18, 2014 - 19:07:56 in by Super Admin
  • Visits: 921
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Garaad Jamac Garaad Ismaciil oo ah Garaadkii ugu miisanka Cuslaa Khatumo oo si weyn loogu So dhoweyey Hargeysa iyo Kooxdii Khatumo oo Burburtay

    Waxaan loo kala hadhin soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoonka Diyaaradaha Cigaal ka soo degay ka dib markii uu dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Madaxtooyada JSL, Dhegayso..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan loo kala hadhin soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoonka Diyaaradaha Cigaal ka soo degay ka dib markii uu dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Madaxtooyada JSL, Dhegayso..



Waxaan loo kala hadhin soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoonka Diyaaradaha Cigaal International Airport ka soo degay ka dib markii uu dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

 

Garaadka oo ay wehelinayaan Wasiir ka tirsan Khaatumo State iyo Marwadiisa oo iyagu ka soo Duushay Dalka Somalia kuna kulmeen Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal, ayaa Soo dhawaynta Garaadka maanta Caasimada Somaliland aad looga Dareemayey iyada oo Runtii aanay u kala Hadhin Xukuumad iyo Shacbiguba.

 

Waxaana Xasuus mudan in Madax-dhaqameedka qaybihiisa kala Duwan oo ay Hogaaminayaan Boqoro, Garaado, Sulaadiin, Cuqaal,Xildhibaano iyo Waxgaradba Somaliland.












Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com