Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Addis-Ababa Kula Kulmay Madaxwaynaha Itoobiya, Maantana Dalka Ku Soo Laabtay

0
Friday April 18, 2014 - 19:30:22 in by Super Admin
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Addis-Ababa Kula Kulmay Madaxwaynaha Itoobiya, Maantana Dalka Ku Soo Laabtay

    Madaxwayne ku xigeenka Somaliland md C/raxman Saylici ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiin ka mid ah xukuumadda Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland md C/raxman Saylici ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiin ka mid ah xukuumadda Itoobiya

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Addis-ababa ee dalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiin ka mid ah xukuumadda Itoobiya.

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, oo ayaa Masuuliyiinta uu la kulmay waxa ka mid ah Madaxwaynaha dawladda Itoobiya Mulatu Teshome, waxayna ka wada hadleen xidhiidhka labada dalka ee Somaliland iyo Itoobiya.

Sida sawirada ka muuqata Madaxwayne ku xigeenku waxa uu la kulmay masuuliyiin kale oo ka mid ah dawladda Itoobiya, kuwaasi oo ay dhammaantood ka wada hadleen arrimaha la xidhiidha walaalnimada ka dhaxaysa labada dal.


Dhanka kale, Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta oo Jimce ah ku soo laabtay Dalka Jamhuuriyada Somaliland isaga oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport.





Afkashacabka.com

Adis Ababa /Office

Contact@afkashacabka.com